shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Baaq Nabadeed: Beenin wararka Warxumo Tashiilada

(Laascaanood,  July 20,  2010 Ceegaag Online)

 

KU; maamulka Soomaaliland ee gobolka Sool

OG: beesha Dhulbahante gudo iyo dibadba

UJEEDO; beenin warar been abuura ah

Anagoo ah waxgaradka, culumaaudiinka, odoyaasha, aqooyahanada beesha Hayaag ee gudo iyo dibadba waxaan marka u horeysa aan tacsi tiiraanyo leh u direynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey alla ha u naxariistee marxuum Saleebaan Jaamac Ciise

(Saleebaan Dheere) oo gacan ka xaqdaran ku dishey si fuleynimo ah magaalada Laascaanood maalintii sabtida ee bishu ahayd 17/07/2010 waxaan ilaahey uga baryeynaa inuu ilaahey marxuumkaas uu ka waraabiyo naxariistii jano ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna uu ilaahey uu ka siiyo samir iyo iimaan

Waxaan kale oo aan dooneynaa inaan  halkan ka cadeyno warar been abuura oo ay faafiyeen dad waxmagarad ah oo doonayana iney ka dhex abuuraan fidno labada beelood ee walaalaha ah oo wax aano colaaadeed ah oo ka dhexeysey aney jirin  iyaga oo  sheeganaya iney beesha hayaag falkaas geysatey isla markaana ay qirteen

Kadib falanqayn  iyo is xog wareysi dheer oo  beeshu ka yeelatey arinkaas lagu eedeyey, waxay beeshu soo saartey qodobadan  hoos ku qoran:

1) Waxay beeshu canbaareyneysaa  dilkaa xaqdarada ah ee loo geytstey marxuum Saleebaan Jaamac Ciise (Saleebaan Dheere) iyada oo u aragta inuu marxuumku ka dhintey beel weynta Dhulbahante .

2)in beeshu falkaa argagaxisada  ah ee loo geystey marxuumkaas iney ilaa iyo iminka wax doc iyo dareen, xog iyo xaal midna anaay ka ogeyn.

3) iney beeshu diyaar u tahay in ay kala shaqeyso cidkasta oo ku howlan soo qabashada gacan ku dhiiglahaa si loo mariyo talaabo sharciga waafaqsan.

4)  beeshu waxay u aragtaa ayaan daro iyo gabood-fal in odoyaal iyo dhalinyaro beesha ka soo jeeda oo degaan ku ah laascaanood loo taxaabey xabsiga iyadoo beesha ilaa iyo iminka aanay garaneyn sababta loogu tuhmey dilka marxuumkaas .

5) beeshu waxay si deg deg ah uga codsaneysaa maamulka soomaalilland ee gobolka sool in dadkaa sida xaqdarada ah loogu xidhey  xabsiga magaaalada Laascaanood in si degdeg ah xoriyadoodii loogu soo celiyo haddii tuhun soo galena loo maro waddo xalaal ah oo sharciga diinta islaamka waafaqsan

6) waxay beeshu si adag uga digeysaa in dilka marxuum Saleebaan lala xidhiidhiyo dilkii la midka ahaa ee lagu khaarajiyey marxuum Cismaan Macalin Faarax oo ka soo jeeda beesha Hayaag, isla markaana waxay beeshu ka digaysaa wax kasta oo keenikara cadaawad iyo kalafogaansho dhexmarikara labadabeelood ee walaalaha ah.

7) waxay kale oo beeshu ka codsaneysaa culumaa’udiinka, waxgaradka, iyo maamulka gobolka iney arintaas u maareeyaan si cadaalada waafaqsan kana fog casabiyad, caadifad qabiil iyo cunfi siyaasadeed.

Waxaa baaqan soo saaray dhammaan waxgaradka, culumaaudiinka, aqoonyahannada iyo odayaasha beesha Hayaag ee gudaha iyo dibadda.

                                              Wabillaahi Towfiiq.

OO KALA AH

Magac (Name) Magaalo (City) Dal (Country)
 
Gen.    Maxamed Cali Abokor Virginia  USA
Dr.  Cali Cawl Xuseen                                Virginia USA
Oday.  Cabdi Riigle Xaaji Cali   Ceegaag Soomaaliya
Pro.    Axmed Cali Abokor   Virginia  USA
Oday. Axmed Suldaan Seed  Jabuuti Djabuuti
Pro.   Cabdirisaaq Maxamed Aadan (Lafoole) Laascaanood Soomaaliya
Oday. C/laahi Cali Abokor   Garoowe Soomaaliya
C/rashiid Maxamed Faarax Minnesota USA
Cabdi Casiis Cali Cawl  Virginia  USA
Caaqil. Cabdi Jaamac Gaydh  Ceegaag Soomaaliya
Oday. Cabdi Maahir Maxamed Buuhoodle Soomaaliya
Macalin. Cabdillahi Xasan Dhooble Daarosalaam Tanzaaniya
Jamaal Xaaji Cali Cilmi Edmonton Canada
Oday.  Ibraahim Ceelaabe Hague Netherlands 
Faarax Raygal Birmingham  UK
Oday. Xasan Jaamac Dacay                                                          Garoowe   Somalia
Eng. Xuseen Fiin Boston USA
Pro. Kaafi Ibraahim Xassan (Dhancade)                                                         Veginia U.S.A.
 
Eng. Ismail Hassan Jama  Copenhagen Denmark
 Dahir jama Rooble   Dk Copenhagen Denmark
Abdirahman Samatar    Copenhagen Denmark
Abdilqadir Jama Rooble Copenhagen Denmark
Faisal Jama Rooble Copenhagen Denmark
 
1.  Anwar Ibraahim Dhancade                                      Charlotte           USA
2.  Asad Barkhadle                                              Ceegaag Soomaaliya
3.    Asad maxamed Maxamuud (Yeey)                             Columbus    USA
4.   Aw-maxamed Xasan Qaro     Ceegaag                                     Soomaaliya
5.   Axmed Aadan (dhooble)  Seattle                                                 USA
6.   Axmed Cabdilaahi Abokar (WABI)    Nairobi     Kenya 
7.   Axmed Cumar Curyaan  Laascaanood Soomaaliya
8.   Axmed Faarax Guuto(axmeddhiriq)  Ceegaag  Soomaaliya
9.   Axmed Ismaaciil Gaas   Buuhoodle  Soomaaliya
10. Axmed Saad Xassan   Laascaanood Soomaaliya
11. Axmed Siciid X.cali  Ceegaag  Soomaaliya
12.  Axmed Xasan Dhooble Ceegaag  Soomaaliya
13.  Bare C/laahi Gaas   Birmingham  UK
14.  Barkhadle Canshuur  Ceegaag Soomaaliya
15.  Bashiir Aadan Isxaaq   Muqdisho   Soomaaliya
16.  Bashiir Xayd Samatar  Ceegaag Soomaaliya
17.    Bood Axmed Cali Abokar Virginia  USA
18.  Boodayare Maxamed Cali Abokor  Ceegaag Soomaaliya
19.  Cabdi Cali Qoolaas Gaarisa   Kenya 
20.   C/qaadir Maxamuud Xasan Dacar  Laascaanood Soomaaliya
21.   C/laahi Cawil Faarax Ceegaag Soomaaliya
22.   C/Rashiid Cabdilaahi Abokar  Hague Netherlands 
23.   C/risaaq Fiin Xaaji Cali  Boston USA
24.   Caasho Yuusuf Suldaan                             Addis Ababa   Ethiopia 
25.  Cabdala Xuseen X.Cali (Jamali)   Ceegaag Soomaaliya
26.  Cabdi Bayid Warsame Ceegaag Soomaaliya
27.  Cabdi Cali Caateeye  Boston USA
28.  Cabdi Ciise Guduri Ceegaag Soomaaliya
29.  Cabdi Faarax Cali Cadmeed Alberta  Canada
30.  Cabdi Faarax Guutow (Af-waranle)  Ceegaag USA
32.  Cabdi Ismaaciil Gaamaadiid  Ceegaag Soomaaliya
33.  Cabdi Kariin Cumar (Ilka Dahable)   London UK
34.  Cabdi Maxamed Maxamuud (Yeey)  Kismaayo              Soomaaliya
35.  Cabdi Nuur Yuusuf Maahir Hague Netherlands 
36.  Cabdi Salaan Saleebaan Jaamac Birmingham UK
37.  Cabdi Xakiim Haybe Kaariye  Nairobi Kenya
38.  Cabdi Xakiin Aadan Xasan (Ruush)  Alberta  Canada
39.  Cabdi Xakiin Axmed Xassan (Dhooble) Seattle USA
40.  Cabdi Xakiin Maxamed Cawaale Edmonton Canada
41.  Cabdi Xayd Samatar Ceegaag  Soomaaliya
42.  Cabdi Xayir    Ceegaag Soomaaliya
43.  Cabdi Yuusuf Maahir  Hague Netherlands 
44.  Cabdicasiis Maxamed Cali Abokor  Charlotte USA
45.  Cabdidheere Cali Abokor  Ceegaag Soomaaliya
45.  Cabdidheere Xasan Tagoog  Meegagle Soomaaliya
46.  Cabdilaahi Saleebaan Dacar  Nairobi  Kenya 
47.  CabdiLadiif Ismaaciil Abokor  Nairobi Kenya 
48.  C/llahi Axmed Aadan (C/llahi gadhlle)  Birmingham UK
50.  Cabdiqafar Xaaji Maxamuud Mayax    Kismaayo Soomaaliya
51.  Cabdiraxmaan Fiin Xaaji Cali  London  UK
52.  Cabdiraxman Moxamed Aden Minneapolis USA
53.   CabdiXakiin Cali Abokor Ceegaag Soomaaliya
54.   Cabdul Ismaaciil Faarax Warfaa Ceegaag Soomaaliya
55.  Cabdulaahi Gurxan Dhible    Ceegaag  Soomaaliya
56.  Cabdulaahi Hareeri    Oslo Norway 
57.   Cali Aw Hassan   London  UK
58.   Cali Cawil Faarax  Ceegaag Soomaaliya
59.  Cali Dacar  Buuhoodle Soomaaliya
60.   Cali Faarax Warfaa (Shibiin) Buuhoodle Soomaaliya
61.   Cali Gaas guutaale   Buuhoodle Soomaaliya
62. Cali ismaaciil Jibaar (Cali Buskut) Hargaysa Soomaaliya
63. Cali Jaamac Gaydh Buuhoodle  Soomaaliya
64.  Cali Muuse Gaas  Garoowe  Soomaaliya
65.  Cabdicasis Max'ed Awale London UK
66.  Carab Cali Xagaafe   Ceegaag  Soomaaliya
67. Cawaale Ayjeex Reegal   Ceegaag Soomaaliya
68. Cawil Cali Abokor Ceegaag Soomaaliya
69.  Cawil Cali Xayd  Ceegaag Soomaaliya
70.  Cawil Shire Cabdi  Ceegaag Soomaaliya
71.  Caydiid Xayd Samatar  Columbus  USA
72. Caynaanshe Cabdiraxmaan (Abkey)  Calgary Canada
73. Cilmi Suldaan Seed   Addis Ababa  Ethiopia 
74. Cumar Cabdilaahi Cali Abokor Abu Dhabi  UAE
75. Daahir Faarax Cawad    Riyadh           S. Arabia
76. Daaruud Cali Caateeye  Ceegaag Soomaaliya
77.  Deeq Ismaaciil Gaas   Birmingham UK
78.  Deeqo Saleebaan Dacar     Roma Italy
79.  Faadumo C/laahi Cali Abokor Virginia USA
80.  Faadumo Cali Mire  London UK
81.  Faarax Cabe Seatle USA
82.  Faarax Isxaaq  Ceegaag Soomaaliya
84.  Faarax Suudi Daxad  Buuhoodle  Soomaaliya
85.  Farduus Maxamuud Dabagooye  Toronto  Canada
86.  Farxiyo Faarax Garwiye  Buuhoodle Soomaaliya
87.  Faysal Aadan Gaas   Birmingham UK
88.  Faysal Axmed Xassan  Toronto Canada
89.  Faysal Cabdi Xaaji Cali Ceegaag Soomaaliya
90.  Oday. Fiin Faarax Garwiye   Buuhoodle Soomaaliya
91. Fu'aad Maxamed Kaahin  Birmingham UK
92.  Fu'aad Fiin Xaaji Cali  Ottawa Canada
94.  Guuleed Axmed Cali Abokor  Virginia USA
95. Oday. Haybe Gaas Guutaale  Buuhoodle Soomaaliya
96. Oday. Hure Mire  Ceegaag  Soomaaliya
97.  Hure Shuuriye Buuhoodle  Soomaaliya
98. Ibraahim Axmed Dabagooye Buuhoodle Soomaaliya
99.  Ibraahim Ismaaciil Jibaar  Jabouti Djabouti
100. Ibraahim Maxameddeeq Muqdosho Soomaaliya
101. Ibraahim Ow Xasan Gaab Buuhoodle Soomaaliya
102. Ibraahin Diiriye Buffalo USA

118. Ibraahin Ismaaciil Jiir                                                                               Ceegaag                                 Somalia
 

119. Max'ed Xuseen X.Cali (Ilkaboqol)                                                            Ceegaag                               Somalia
 

120. Ismaaciil Abokor Xasan                                                                           Buuhoodle                              Soomalia
 

121. Ismaaciil Gaas kuutaale                                                                           Buuhoodle                             Somalia
 

122. Isse Cumar Muuse                                                                                   Qardho                                     Somalia  
 

124. Jaamac Hareeri (Abuu Aasiya)                                                                                                               Norway 
 

125. Jaamac Ismaaciil Dhible                                                                           Buuhoodle                            Somali
 

126. Jaamac Ismaaciil Reegal                                                                          Garoowe                              Somalia
 

127. Jaamac Siidhi                                                                                             LasAnod                             Somalia
 

128. Jamaal Cabdilaahi Axmed (Dabagooye)                                                                                             Ethiopia 
 

130. Jibriil ibraahim Ceelaabe                                                                            Minneapolis                       U.S.A. 

132. C/qani Maxamed Cawaale                                                                              London                            UK
 

133. Khadra Maxamed Cawaale                                                                       London                                 UK
 

134. Khaliif Abdilaahi Isxaaq                                                                               Columbus                         U.S.A. 
 

135. Koos Maxamuud Dabagooye                                                                      Toronto                             Canada 
 

136.  Liibaan Fiin Xaaji Cali                                                                            Edmonton                      Canada
 

137. Luul Yuusuf Suldaan                                                                                        Boston                            USA
 

138. Mahdi Jaamac Cali yare                                                                                 Ceegaag                      Somalia
 

139. Mataan Cali Abokor                                                                                        Charlotte                        U.S.A. 
 

140. Maxamed Aaden Sire (jaamayare)                                                                Buuhoodle                  Somalia
 

141. Maxamed Ashkir Cawl Jaamac                                                                     Buuhoodle                   Somalia
 

142. Maxamed Axmed Cumar (dhible)                                                                  Buuhoodle                    Somalia
 

143. Maxamed Cabdi Gaas                                                                                    Hargeysa                     Somalia
 

144. Maxamed Cabdi Madoobe                                                                              Dhalaama cune           Somalia
 

145. Maxamed Cali                                                                                                   Buuhoodle                    Somalia
 

146. Maxamed Cali Hargaysa                                                                                                                         Germany
 

147. Maxamed Daroor Cawad                                                                                 Meegaagle                     Somalia
 

148. Maxamed deeq Abokor (alfalima)                                                                    Toronto                            Canada
 

149. Maxamed Faarax Calicadmeed                                                                         Nairobi                           Kenya 
 

150. Maxamed Faarax Siciid                                                                                     Hargaysa                          Somalia
 

151. Maxamed Guhaad                                                                                                                                         Norway 
 

152. Maxamed Ibraahim Samatar                                                                                                                         EAU
 

153. Maxamed Ismaaciil (Buuni)                                                                                   Calgary                    Canada 
 

155. Maxamuud Axmed Maahir                                                                                                                         U.K. 
 

156. Maxamuud Cali Ayax                                                                                             Calgary                         Canada
 

157. Maxamuud Gaas Guutaale                                                                                   Buuhoodle                     Somalia
 

158. Maxamuud Maxamed Aadan                                                                                 Minneapolis                   U.S.A. 
 

159. Maxamuud Xasan Cawl(khamriile)                                                                        Buuhoodle                Somali
 

160. Maxamuud Xasan Faroole                                                                                     Buuhoodle                   Somalia
 

161. Maxamuud Xuseen X.Cali (Jamali)                                                                       Ceegaag          Somalia
 

162. Maxmed Barkhadle Canshuur                                                                                  Burco               Somalia
 

163. Maxmed Saleebaan Dacar                                                                                     Buuhoodle        Somalia
 

164. Mukhtar Axmed Cali Abokor                                                                                  Virginia                           U.S.A. 
 

165. Muqtaar Axmed Cali Abokor                                                                                 Virginia                       U.S.A. 
 

166. Mustafe Cali Cadmeed                                                                                          Seattle                            U.S.A. 
 

167. Mustafe Cali Cawl                                                                                                    Virginia                         U.S.A. 
 

168. mustafe sheekh ismaaciil lugoole                                                  Boston            U.S.A. 
 

169. Muuse Cali Abokor                                                                   AbuDhabi       U.A.E. 
 

170. Nimco Maxamed Cali Abokar                                                  Ottawa           Canada
 

171. Nuur Maxamed (nuuryare)                                                               Sweden
 

172. Osman Cabdi Bayid                                                                                     U.K. 
 

173. Qadar Aden Isaaq                                                                              Columbus      U.S.A. 
 

174. Quule Maxamed Maahir                                                         Jigjiga          Ethiopia 
 

175. Rabiile Cabdi Maahir                                                                                         U.K. 
 

176. Riyaad Faarax Cali Cadmeed                                                   Ottawa         Canada
 

177. Saafi Shire Cabdi                                                                       Buuhoodle     Somalia
 

178. Saciid Fiin Xaaji Cali                                                              Boston                      USA
 

179. Sahra Cali Cawl                                                                         Ottawa           Canada
 

180. Saleebaan Cabdi Suldaan                                                        Buuhoodle      Somalia
 

181. Saynab Axmed Suldaan                                                         Addis Ababa  Ethiopia 
 

182. Siciid Cali Abokor                                                                    Charlotte        U.S.A. 
 

183. Siciid Xayle Salaase                                                                LasAnod         Somalia
 

184. Siidhi Siciid Faarax                                                                  Buuhoodle      Somalia
 

185. Sulub Ismaaciil Abokar                                                               Minneapolis   U.S.A. 
 

187. Ubax Haameey                                                                           Atlanta            U.S.A. 
 

188. Umalkhayr Cali Cawl                                                                Virginia          U.S.A. 
 

189. Xamdi Cabdillahi Cali Abokar                                                Laascaanood             Soomaaliya
 

190. Xariir Gaas Guutaale                                                                 Buuhoodle       Somalia
 

191. Xasan Cali Jaamac (Xasan kuus)                                           Ceegaag                           Somalia
 

192. Xasan Ciise Wacays                                                                 Buuhoodle                           Somalia
 

193. Xasan Gaas Guutaale                                                               Buuhoodle                           Somalia
 

195. Xasan Maxamed Ciise (maracade)                                        Buuhoodle                             Somalia
   

196. Xuseen Axmed Cali Abokor                                                     Virginia                     USA
 

198. Xuseen Jigraale                                                                       San Joes                        Somalia
 

199. Yaasiin Galaydh (Koofil)                                                            Buuhoodle                        Somalia
 

200. Yasmin Cali Awl                                                                                  Virginia                                       U.S.A. 
 

201. Yaasiin Maxamed Awaale                                                    Edmonton                               Canada 

202. Yurub Cali Gurey                                                                                                                     Kenya
 

202. Yuusuf Cabdi Bayid                                                                                                                        U.S.A. 
 

203. Yuusuf Galaydh                                                                                                                        Netherlands 
 

204. Yuusuf Xuseen X.Cali (Jamali)                                                     Ceegaag                                Somalia
 

206. ZamZam Cabdilaahi Axmed (Dabagooye)                                                                              U.K. 

                                                      

 

 

 

webmaster@ceegaag.com