Warar Soomaali ku Qoran

Gaalkacyo July 31, 10               Weerar lagu qaaday Xawaalada Qaran ee Magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay 1 ruux, lana qaatay hantidii halkaas taalay Sii Akhriso
Galgala July 30, 10 Sheekh Maxamed Atam oo waraysi daah ka rogid ah oo aad xasaasi u ah sii yay laanta VOA   Dhagayso
London July 30, 10               Tahniyad Aroos C/samad Maxamed Cawd iyo Marwo Maryan Saalax Xasan oo ku aqalkalay London Halkan ka Akhriso
 
Hargaysa July 29, 10               Wasiirka Boostada iyo Isgaadh-siinta oo Ceegaag.com uga Waramaya in Xukuumada Madax-wayne siilaanyo Diyaar u tahay Wadahadal ay la gasho Cidkastoo kasoo horjeeda Halkan ka Akhriso
Virginia July 29, 10               Ogaysiis: Xaflad bandhig buugaageed ah oo ka dha-casa Virginia wiigan jimcaha ilaa Axada hadii Alle idmo Sii Akhriso
Hargaysa July 29, 10               Somaliland iyo Samirka GabooyahaHalkan ka Akhriso
 
Hargaysa July 28, 10               Madaxwayne Siilaanyo iyo siyaasadiisa ku aadan gobalada Bariga ee SSC Dhagayso
Hargaysa July 28, 10               Madaxwayne Siilaanyo oo maanta shaaciyay Magacyada Golihiisa Wasiiran Halkan Akhriso
Hargaysa July 27, 10               Madaxwayne Siilaanyo oo la wareegay awoodii maamulka Somaliland. Sii Akhriso+Daawo
Boosaaso July 26, 10               Warar Dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii saaka ka dhacay Duleedka Boosaaso, & khasaarihii ka dhashay dagaalkaasiSii Akhriso
Laascaanood July 26, 10         Taliyihii Ciidanka Booliska gobolka Sool oo Xilkii laga Qaaday isaga iyo Masuuliyiin kale Sii Akhriso
 
Boosaaso July 26, 10               Dagaal Xoogan oo Goordhawayd ka Bilaamay Duleedka magaalada Boosaaso oo dhexmaray kooxo Diidan Puntland iyo Maamulka Puntland Sii Akhriso
Boston July 25, 10                 Rugta Horumarinta Soomaalida oo isusoobax wayn laguna muujinay-ay is ahaanshaha  qowmiyada Soomaalida  ku qabatay magaa-ldan Boston. Sii Akhriso + Daawo
Laascaanood July 25, 10          Maxaabiis laga saaray Jeelka Laascaanood iyo Qaarkamid ah Madaxda Ciidamada Booliska Laascaanood oo Xabsiga la dhigay Sii Akhriso
Boosaaso July 25, 10                Weerar lagu Qaadayo Ciidamada Amaanka Boosaaso oo sii xoogaystay iyo askar maanta lagu toogtay Boosaaso Sii Akhriso
Boston July 23, 10                Shirkada Madbacada ah ee  SCA-NSOM oo bandhig buugaageedkii sanad laha ahaa ku soo bandhiga-sa magaalada Boston                     Sii Akhsiso+Dhagayso
Boston July 23, 10          Sheekh Tawakal oo dadka Soomaaliyeed ee reer Boston ku dhiiro galinaya inay ka faa'ideest-aan bandhig carweed buugaagta Soomaalida oo wiigan yimid Boston Sii Akhriso+Dhagayso
Ceegaag July 23, 10      Cuqaasha Waxgaradka, Culumada Beesha Hayaag oo iska fogeeyey Dilkii Gudoomiyaha Maxkamada Laascaanood, Shir balaadhan oo Ceegaag ka dhacay kadib           Sii Akhriso+ Dhagayso
Buuhoodle July 23, 10      Sheekh C/naasir X. Axmed iyo xubno la socdey oo shil baabuur ku galay duleedka Buuhoodle. Sii Akhriso
Laascaanood July 20, 10 Anagoo ah waxgaradka, culumaaudiinka ,odoyaasha, aqooyahanada beesha Hayaag ee gudo iyo dibadba waxaan marka u horeysa aan tacsi tiiraanyo leh u direynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey alla ha u naxari-istee marxuum saleebaan jaamac ciise............Sii Akhriso
 
Horufadhi July 20, 10                  Shirkada telesom oo ka hadashay hakadkii ku Yimid taleefoonada maalintii shalayto, isla markaasa Saxaafada u soo bandhigtay Ciladii ku timid oo ka dhacday Hurufadhi Sii Akhriso+Dhagayso
 
Boosaaso  July 20, 10                  Saddex Askar oo lagu dilay maga-alada Boosaaso galabta Sii Akhris
 
Muqdisho July 19, 10               Ogaysiis: Waxay ku  wargalinay-saa dhammaan ardaydayda ka qalinjabisay dugsiyada sare ee gudaha iyo dibadda in Jaamaca-ddu  qaadanayso arday cusub sanad wax barashadeedka 2010/2011 Sii Akhriso
Buuhoodle July 18, 10  Hogaanka Gobolka Cayn oo wars-axaafadeed talo soo jeedin ah hawada u marinaya Madaxwaynah Maamulka Somaliland Axmed Siilaayo,  warsaxaafadeedkana waxaa Warbaahinta Siiyay Ibra-ahim Cali Shire iyo Xaaji Maxamed Xasan Faarax Dhagayso
Xamar lagu xidh July 18, 10        Fadlan Caawi wiilkan dhalinyarada ah ee ka naafoobay afarta adin kuna nool Magaalada Xamar lagu xidh. Sii Akhriso.
Boston July 18, 10  Barnaamijka Caafimaadka oo wiigan lagu qaadaa dhigay Dhibaatooyinka Caafimaad ee aalada Telefoonka gacanta (Cell phone) iyo C/laahi Shiine Dhagayso
Gaalkacayo July 17, 10                 Rag Hubaysan oo Weerar ku dilay labo Ruux gudaha magaalada gaalkacyo goor dhawayd Sii Akhriso
Widhwidh July 17, 10                 Duqa magaalada Widh Widh oo walaac xoogan ka Muujiyey Xaal-ada nolol xumo oo soo foodsaartay Qoysaskii ka barakacay degmada-asi Widh Widh Dhagayso+Akhriso
Boosaaso July 17, 10            Kooxo Islaamiyiin ah oo Ciidamo aruurin ka Waday gobolada Sanaag Bari iyo Maamulka Puntland oo walaac xoogan ka Muujiyey arimahaasi Sii Akhriso
Minneapolis July 16, 10            Heestan Cusub oo magaceeda layiraahdo Darwiish waa Mirihi, Laxankii iyo Codkii Saado Cali Warsame Dhagaysi Wanaagsan
Kuala Lumpur July 15, 10        XAFLADA DARWIISH STUDENT SOCIETY MALAYSIA  Sii Akhriso
Boston July 15, 10                Ogaysiis: Xaflad bandhig buugaageed ah oo ka dha-casa Boston wiiga danbe hadii Alle idmo Sii Akhriso
K/Afrika July 14, 10        Kaynaan oo lagu eedeeyay inuusan dadka Sawirka lagilin, Beeni Raad maleh Cadayn.   Sii Akhriso
Boston July 14, 10        Raadiyaha Boston oo war-aysi la yeeshay orod yahan Cabdiraxmaa maxamed Guuleed oo ka ciyaaraa 800 meter  Dhagayso
HXagardheer July 13, 10              Wiil Soomaali ah oo lagala baxay beerka, wadnaha iyo labada kalyood oo saaka meydkiisa laga helay xerada qaxootiga ee Xagardheer. Sii Akhriso
Hargaysa July 12, 10              Fu'aad aadan Cade oo Ceegaag.com uga Waraya isbedelka Xukuumada Cusub ee Madaxwayne siilaanyo ee gobolada SSC Dhagayso+Sii Ak
Muqdisho July 12, 10              Ciidanka Ugaandheeska ah ee Nabad ilaalinta u joogay  Muqdisho oo Xalay Duqaymo La xidhiidha Qaraxyo ka dhacay Kambala u gaystay dadka shacabka ah ee reer Muqdisho. Sii Akhriso

Qarax ka dhacay Caasimada Ugandha ee Kambala oo aan ilaa hada la'ogayn cida ka danbeesay

St. Cloud July 11, 10              Siyaasiga Ruugcadaaga ah ee Cali Khaliif Galaydh oo u til maamay Soomaalida Reer  St. Cloud inay soo saaraan Siyaa-siyiin u dhago nugul taagee-raana Tarryl Clark. Sii Akhriso
Ceel dibir July 11, 10              Ciidamada Ethiopia oo xasuuq ba'an ka geystay tuulada ceel dibir ee deegaanka Caabud waaq. Sii Akhriso
Boocame July 10, 10              Ugaas C/laahi Ciise Nuur oo taageeray Shirkii dhawaan jaaliyada beeshu ku Yeelatay Wadanka dibadiisa, isla markaana ka hadlay arimo ka jira gudaha wadanka Sii Akhri+ Dhagayso
Muqdisho July 10, 10         Madaxwayne Sheekh Shariif oo ka hadlay xaalada Soomaaliya siiba shirkii IGAD, Qabqablayaasha xaga Diinta ee Ahlu Suna, iyo Kooxaha Al-Shabaab ee ku hoos gabada shaati Diimeedka iyo dareenka Shacabka   Dhagayso
Sool Joogto July 10, 10         Tacshiirad sababtay dhaawac ugu yaraan 4 Ruuxi oo ka dhacday Sool joogto galabta goor gaaban        Sii Akhriso
Ceegaag July 09, 10              Gudoomiyaha Waxbarshada gobolka Sool agaasimaha Isbitaalka Manhal iyo saraakiil kale oo Maanta gaadhay Ceegaag, isla markaana Daawo iyo deeqo waxbarasho gaadhsiiyey xarumaha Degmadaasi Ceegaag Sii Akhr+Dhag
Qardho July 09, 10               Weriye C/rashiid Maxamed Daahir oo noo soo diyaariyay xog ururin ku saa-bsan saameynta dhaqaale ee lacagti dhowaantan lagaga fara maroojiyay magaalada Gaalkacyo, ciidamada amaanka ee Puntland Dhagayso

Daawo Baaqii qurba joogta Beesha Boocame

Buuhoodle July 07, 10              Dufcadii ugu horaysay e ka Qalin jabisa Macadka Caafimaadka OTTIB oo Maanta Xaflad loogu Qaybtay Buuhoodle Sii Akhr+Dhag
Gaalkacayo July 07, 10              Lacagtii taalay garoonka diyaaraha Gaalkacyo oo xoog loola baxay iyo Madaxwaynah Puntland oo ka cadhooday Sii Akhrso
Buuhoodle July 06, 10              Isu Socodka Gaadiika deegaanka Hawdka sare oo haatan bilaamay iyo Gaadiidka oo bilaabaya safar-koodii gudaha Itoobiya Sii Akhrso
Soomaaliya  July 06, 10               1!! TACSI KU SOCOTA AQOONTII!! Faalo qore: Abdullahi Hassan (Abdullahi Spanish) Sii Akhrso
Garoowe  July 05, 10               12 Ruuxi ayaa ku dhintay 13 toban kalena dhaawac ayaa soo gaadhay, Shil gaadhi oo saaka ka dhacay Duleedka magaalada Garoowe Sii Akhrso
Ceegaag  July 04, 10  Mahadcalin ku socota Dadkii nagala qayb qaatay dhisida Masjidjaamaca Xaaji Cali Cilmi ee Ceegaag  Sii Akhrso+Daawo
Buuhoodle July 04, 10    Gaadiidkii Ciidamada Itoobiya ka kaxaysteen Buuhoodle oo soo gaadhay, iyo Mulkiila yaasha Gaadiidka oo saxaafada la hadlay Sii Akhrso+Dhagayso
Edmonton July 03, 10        Magaalada Edmonton ee Dalka Canada oo si weyn looga dabaaldagay xuskii Xornimada Somalia (50) iyo Canada (143) + Sawiro Sii Akhriso
Ceegaag July 02, 10        Masjid Jaamaca Xaaji Cali Cilmi Iidle ee Degmada Ceegaag oo maanta la furay. + Sawiro Sii Akhriso.
Sacmadeeqa July 02, 10   Muuqaalka Baliga Sacmadeeqa oo ah meeshii uu ku dhashay Ustaad: Sayid Maxamed  Cabdula Xasan  Sii Akhriso+Daawo
Hargaysa July 01, 10             Xisbiga Kulmiye oo ku guulaystay talada Maamulka Somaliland        Sii Akhriso
Boston July 01, 10             Qalin Jabin loo sameeyay Haween Dhamaystay Wacyigalin la xidhiid-hta Hab nololeedka Wadankan Maraykanka Sii Akhriso+Daa
Boston July 01, 10             Dabaaldega Kowada Luuliyo oo ah israacii labada Gobol ee waqooyiga iyo Koonfurta Soom-aaliya oo si habsami ah uga socda Masjid Jaamaca Magaal-ada Boston Sii Akhriso+Daa
Arizona July 01, 10                    DABAALDEGGA XUSKA MAALINTA GOBANIMADA & MIDNIMADA UMM-ADDA SOMALIYEED Sii Akhriso+Daawo
Boston July 01, 10                    Dabaaldega Kowada Luuliyo oo ah israacii labada Gobol ee waqoo-yiga iyo Koonfurta Soomaaliya oo si habsami ah uga socda Tobin Center Sii Akhriso+Daawo
 
 
 

Wararkii Hore

  Qoraalada

Somali Development Center (SDC)

Daawo oo Caawi Darulhikma Integrated Academy

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

Wararkii Hore

June 10|May 10|Apr 10|Mar 10|Feb 10|Jan 10|2009|2008|2007|2006

Garowe Mar 16, 10 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland GEN. C/samad Cali Shire oo aanu ka wareysanay Heshiiska ay kala saxeexdeen Issimada SSC ee Dhawaanahan ku shirsanaa Buurawadal Dhagayso
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Edmonton July 23, 10  Government of Canada helps Somali youth in Edmonton prepare for the labour market Read More

Somalia July 18, 10   Juba resistance movement (JRM) strongly opposes any for-eign military intervention in Somalia as we are experie-nced previous interventions those were failed and left bad impact in our country........ Read More

Somalia July 09, 10   The upshot of political subjug-ation Read More

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 

 

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media