shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxweyne Siilaanyo oo shaaciyay Magacyada Golihiisa Wasiirada.

(Hargaysa,  July 28,  2010 Ceegaag Online)

Qudbadii Madaxwayne Siilaanyo ee uu golihiisa wasiirada kusoo magacaabay Dhagayso

1.  Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar - Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah.
2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Waiirka Arimaha Gudaha.
3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda.
4. Dr. Sacad Cali Shire - Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta.
5. Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka.
6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare.
7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka.
8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga.
9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska.
10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga.
11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta.
12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka.
13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta.
14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada.
15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha.
16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta.
17. Maxamed Xaashi Magan – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka.
18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Waiirka Beeraha.
19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada.
20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta.
21. Cali Xaamud jibriil – Wasiir ku Xigeenka waxbarashada & Tacliinta sare.
22. Maxamed Yoonis Cawaale – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibeda.
23. Cismaan Garaad Soofe – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha.
24. Cali Cabdi Saiq – Wasiir ku Xigeenka Hawlaha Guud & Gaadiidka.
25. Warsame Siciid Cabdi – Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.
26. Nimco Xusseen Qawdhan – Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka.

Wasiiradan Cusub ayaa lagu Wadaa in Maalinta barito ah lagu dhaariyo Madaxtooyada magaalada hargaysa waxana magacyada maanta iska Waayey siyaasiyiin badan oo ka soo jeeda Gobolka Sool oo iyagu doonayey inay Xilal ka Qabtaan Xukuumada Cusub.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com