shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Shirkada Madbacada ah ee  SCANSOM oo bandhig buugaageedkii sanad laha ahaa ku soo bandhigasa magaalada Boston

(Boston,  July 23,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa salaadii jimcaha ee maanta ka dib si rasmi ah uga furmay masjid jaamaca magaalada Boston ee carigan maraykanka bandhig buugaageed ay soo qaban qaabisay Shirkada Madbacada ah ee  SCANSOM, ee fadhigeedu yahay carigaa Toronto, Canada.

Buugaagta cusub ama dalaga soo go'ay waasida uu hadalka u dhigay e ayaa waxaan ka waraysanay Maxamed Sh. Xasan oo ah qoraa iyo daabacaaba waxaana hadaladiisii kamid ahaa isga oo sharxaya dalaga sanadkan  u soo go'ay maskaxda Soomaalida Dhagayso

 

Bandhicarweedakan buugaageed ayaa wxuu socon doonaa ilaa iyo Axada isagoo wiiga danbana geediga ku furi doona magaalo madaxda  Washington iyo hareereheeda siiba gobolka Virginia.

Sida uu Maxamed  noo sheegay waxaa bandhig carwedka lagusoo bandhigayaa ilaa iyo boqol iyo lixdan iyo shan (165) cinwaan oo buugaag ah.

Hadaba nala Daawo Delaga Buugaagta ah ee Sanadkan 2010 ka

Eng. Xuseen Fiin

Boston

webmaster@ceegaag.com