shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 (Phoenix,  July 01,  2010 Ceegaag Online)

A R I Z O N A

2425 E. THOMAS ROAD – Suite 11- PHOENIX, AZ 85016

Ph: (602) 522 2100; Fax (602) 667 9700

www.somaliauc.org

DABAALDEGGA XUSKA MAALINTA GOBANIMADA & MIDNIMADA UMMADDA SOMALIYEED

Waxaa lagu dhigay xarunta  SOMALI AMERICAN UNITED COUNCIL EE ARIZONA xaflad si heer sare ah losoo agaasimay oo lagu xusayo maalinta xushmada weyn mudan  ee 1da July oo ku began 50 guuradii Dabaaldegga Gobanimada & Midnimada Ummadda Somaliyeed.

Waxaa halkaas laga jeediyay iyado quraan ah, wacdi iyo khudbado qaaya leh oo cabirayey  munaasabada  qiimaha leh oo ay soo jeediyeen mudanayaasha kala ah: Axmed Yusuf Cumar,  Cali Shekhey Xaaji, Cabdullahi Balaak, Abdullahi H. Mohamed iyo Maxamed Cali Abukar.

Waxaa si wadajir ah halkaas looga muujiyay dareen iyo shucuur wadaninimo, iyado Dalkana loogu duceeyay nabad, xassillooni iyo barwaaqo. ”Amiin”

Guleeysta!

Prof. Mohamed Ali Abukar

President/ Founder

 

webmaster@ceegaag.com