shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Qalin Jabin loo sameeyay Haween Dhamaystay Wacyigalin la xidhiidhta Hab nololeedka Wadankan Maraykanka

(Boston,  July 01,  2010 Ceegaag Online)

Xaflad lagu qabtay magaalada Boston oo ku magacawneed Qalin Jabin loo sameeyay Dumar  doonayay inay la hana qaadan hab nololeedka wadanka maraykanka ayaa ka dhacday Masjid Jaamaca magaalada Boston habeenkii xalay ahaa.

Xafladan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay  Aqoonyahanad Deeqo Jabriil oo ka mida marwooyinka da'da yar ee reer Boston.

 Daawo Sairada

webmaster@ceegaag.com