shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Wasiirkuxigeenka wasaarada Maaliyada Cali Dirir Faarax oo ka codsaday jaaliyada Soomaalida reer Boston inay kafaalo qaadan kharashaadka hal degmo xarun Nabadgalyaad ilaa inta ay dawladu si toos ah u hanaqaadasoiyo Jaaliyada oo arintaa iskaga noqondoonta.

(Boston, Jan 08, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa shalay galinkii danbe ka dhacay Magaalada Boston ee cardigan Maraykanka Shir uu Wasiirkuxigeenka wasaarada Maaliyada Cali Dirir Faarax ugu xogwaramayay Jaaliyada reer Boston.  Shirka waxaa Aayadaha quraanka kariimka ku furay Xasani oo u dhashay wadanka  uzbekistan ayadihii uu shirka ka akhriyayna waa kuwan ee dhagaysoDhagayso.

Waxaa dadka ku soo dhaweeyay Masaajidka iyo rugtii shirka Agaasimaha guud ee masjid jaamaca Caatif waxa uu na yidhi Dhagayso

Waxaa wasiirka madahsa shirka ku soo dhaweeyay Eng. Xuseen Fiin Dhagayso.

Intaa dabadeed Wasiir Cali Faysal ayaa ayaa ka warbixiyay xaalada uu dalku marayo isaga oo dhamaan warbixin kooban ka siiyay waxqabadka dawlada haatan ka arimisa Soomaaliya oo uu isagu ka mid yahay waxaana uu yidhi Dhagayso.

Waxaa isna goobta shirka soo gaadhay Iimaamka cusub ee masaajidka isga oo isna goobta shirka ka sheegay kalmad uu aad ugu mahad celinayay Jaaliyada Soomaalida waxa uuna yidhi Dhagayso

Intaa dabadeed waxaa bilowday Su'aaloaadu tiro badan oo dadku doonayay in qofwalbaaba qofka kale ka hor maro waxaa Su'aalaha bilaabay Mustafe Koosafaare waanatan. Su'aashii iyo Jawaabtii Wasiirku Dhagayso

Waxaa Kale oo Su'aal gantaala waydiisay wasiir Cali Faysal, Hooyo Luul Gaalooti oo doonasay inay wax ka ogaato meesha ay ku danbeeyaan Hantidii looga soo qaxay caasimada Muqdisho. Su'aashii iyo Jawaabtii Wasiirku Dhagayso

Waxaa iyana Su'aal si isku mar ah wasiirka u waydiiyay Maxamed Afgaab iyo Eerkalo. Su'aalihii iyo Jawaabtii Wasiirku Dhagayso

Waxaa iyana Su'aal si isku mar ah wasiirka u waydiiyay  Maxamuud Bare_Murshid_iyo_Maxamed Jaamac . Su'aalihii iyo Jawaabtii Wasiirku Dhagayso

Su'aalaha oo aadu tirobadnaa ayaa waxay shacabku kaga dhargeen wasiirka ilaa 9:00 PM labasoocadood oo dheeraadi ah waana kuwan  Su'aalihii iyo Jawaabtii Wasiirku Dhagayso Qayntii 1aad,    Dhagayso  Qaybtii 2aad,     iyo       Dhagayso Qaybtii 3aad

Intaa kadin ayaa waxaa kalmad dardaarana oo ku socotay Wasiir Cali Faysal iyo  Guubaabo dhiiro galin ah oo ku socotay Jaaliyada madasha shirka ka soo jeediyay Siyaasiga Ruugcadaaga ah Cismaan Yuusuf Samatar (Bardacad) Dhagayso

Waxaa jiray Ogaysiis la Ogaysiinayo waalidiinta ciyaalkoodu dhigtaan dugsiyada sare in ardayda loo diyaarinayo imtixaanka SAT da si ay u helaan Jaamacado wanaagsan, hamoogaan United Somali Youth iyo Sabtida  bisha Janaayo 21, 2012. Wac oo la xiriir hawlwadeenada ururkaa.Dhagayso Ogaysiiskaa

Gunaandkiii iyo Gabogabadii Ugu danbeen waxaa shirka soo gabogabeeyay Wasiir Cali Dirir Faarax (CaliFaysal) waxaana Hadaldiisii ka mid ahaa Dhagayso

Daawo Sawiradii Shirka

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com