shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Beesha Xaamud Ugaas oo ah beelihii ugu danbeeyay ee yimaada madasha shirka wadatashiga ee ka furmaya Taleex

(Taleex, Jan 02, 2012 Ceegaag Online)

Qudbadii Ugaas Faarax Dheere Ugaaska Beesha Xaamud Ugaas  Dhagayso

Maxamed Cismaa C/nur
Talex Sool Somaia

Laascaanod31@hotmail.com

 

 

webmaster@ceegaag.com