shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

(Boston, Jan 04, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed eek u dhaqan magaalada Boston iyo nawaaxigeeda in ay jirto Xaflad Xagwaraysi ah oo uu jaaliyada kula hadlayo Mudane Cali Dirir Faarax (Cali-Faysal) Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maalliyadda iyo Lacagta ee dawlada dhexe ee Soomaaliya

Taariikhdu waa Jan 07,2011  Saacaduna waa 4:00pm to 7:00pm

Goobtu waa Masjid Jaamaca wayn ee magaalada Boston cinwaan kiisana aad wada garanasaan uuna yahay  Islamic Society of Boston Cultural Center 100 Malcolm X Boulevard Boston, MA 02119

webmaster@ceegaag.com