shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Daawo Sawiradii marti sharafta iyo ergooyinka ee shirka wadatashiga beelaha Dhulbahante ee ka soconaya Taleex shirkan oo laga filayo uun maanta GUUL ama GALDOGOB   

(Taleex, Jan 02, 2012 Ceegaag Online)

Dhagayso Shirka xaaladiisa oo maqal ah ra'yiga dadwaynaha Dhagayso

Waxaa Magaalada Taleex Laga Dareemayaa u diyaar garowga Shirka Khaatumo 2 waxa uuna haaatan shirku marayaa Heer Gabo Gabo ah iyadoo markaasna la filayo in uu shirku Isbuucan Gudihiisa  ka furmo Magaalada Taleex waxaana haatan Dhiman Ergooyin Faro ku tiris ah oo markaasna la sugayo in ay  24saac ee soo socda soo gaadhan taleex waxaa haatan ku sugan Dhamaanba Isimadda deeganadda SSC kuwaasi oo ka qayb qaadanaya shirka khaatumo2 waxaana taleex ay haatan tahay magaalo aad ay usoo buux dhaafiyeen ergooyin iyo dadwayne kale ku waasi oo dhamaantood u yimi in ay indhohooda ku arkaan sida xaalka Taleex yahay.

Maxamed Cismaa C/nur
Talex Sool Somaia

Laascaanod31@hotmail.com

 

 

webmaster@ceegaag.com