shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dhamaan Waxgaradka, Ugaasyada, Culumaa'udiinka Haweenka & Dhalinyarada reer Azania State of Soomaaliya iyo Beesha Cabdirahman Absame(Ogaden) ayaa si aan kala harlahayn u taageeray Shirka Khaatumo2 ee ka soconaya Magaalada Taleex. 

(Sweden, Jan 11, 2012 Ceegaag Online)

ASC WR WB.         WCCCC DARWIISH LAND
 
Dhamaan Waxgaradka, Ugaasyada, Culumaa, udiinka Haweenka & Dhalinyarada reer Azania State of Soomaaliya iyo Beesha Cabdirahman Absame(Ogaden) ayaa si aan kala harlahayn u taageeray Shirka Khaatumo2 ee ka soconaya Magaalada Taleex.
 
Waxaanu ku bogadinayna mamulka cusub ee darwish stat of somalia inay noqdan kuwii midooba mustaqbal tayo u leh diintoda iyo mamulkoga iyo somali oo dhan ilahay inuu uga dhigo mamulka cusub ee darwiish ,amiin amiin
 
Darwiish State wa dhul tariikheed qoto dheer leh iyo halgan tariikheed oo manta la odhan karo waxa weeye tariikhda kaliya ee Soomaali leedahay marka laga hadlayo. Waxa lagu xusaa halganki Sayid Maxamed iyo qalcadihiiisi oo manta uu kasoo baxay shirka khaatumo2 oo soo sartay maamulka Darwiish State oo loogaga dhawaaqay Taleex oo ah magaalo tariikhiya,

 
Darwiish State waa mid loo han waynaa oo in mudo ahba lasugayay waxayna manta garteen dantii ahayid nina yuusan hoos tagin nin kale ee haloo sinaado dawlada fedaralka ah ee Soamaaliwayn. Waxay beeshu leedahay noqda kuwii ilahay la garab qabto SW, waxana haboon in manta loo midoobo midnimo iyo mawqif midaysan oo lagaga baxayo ama lagaga mar'maayo mamuladi ay u dhaxeeyeen walalahayga manta ku dhawaqay mamulka Darwiish State of Soomaaliya,
 
  
                                                            wellcome Darwiish Stat of Somalia

                                                   guuul iyo gobanimo ayay idin leeyihiin (azania state of somalia)
 
 Maxamed Aadan Wayeel

ÖREBRO SWEDEN

Ceegaag waxay aaminsantahay soo celinta Soomaaliwayn balse Akhristayaashayada  waanu ku qancinaa

 

 

webmaster@ceegaag.com