shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dr. Cali Cawl Xuseen oo soo dhaweeyay maamulka  cusub ee Khaatumo.

(Manassas, Virginia.  Jan 17, 2012 Ceegaag Online) 

Mar aanu la xidhiidhnay Dr. Cali Cawl Xuseen waxna ka waydiinay sida uu u arko maamulka cusub ee lagu dhawaaqay in laga yagleelo caro Dhulbahante ayaa Dr. Cali Cawl yidhi  'Waxaan rajaynayaa in maamulkani hirgalo oo noqdo mid u horseeda dadka mandaqadan barwaaqo iyo nabadgelyo.  Guul iyo Gobanimo'

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com