shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Gabdhaha Somaliyeed ee ku nool Magalada Boston ayaa waxay halkaan Tahniyad Balaaran udirayaan Bulsha Waynta SSC

(Boston, Jan 22, 2012 Ceegaag Online)

HAMBALAYO*HAMBALYO

Gabdhaha Somaliyeed ee ku nool Magalada Boston ayaa waxay halkaan Tahniyad Balaaran udirayaan Bulsha Waynta SSC. Waxayna uga tahniyadeenayaan Go'aamadii wax ku oolka ahaa ee ka soo baxay shirkii Khaatumo 2 IYO Dhalashada Maamul gobaleedka Khatumo State of Somalia. Waxay Allah uga baryaan shacabka iyo Maamulkaba inay noqdaan kuwa u horseeda Gobalka Nabada Somali weynna Ku baahiya. Gabdhaha Hambalyadaan Diraya waxaa kamid ah.

Casha Geele Mohamed

Xildhiman. Fadumo Dahir

Sacdiya Jaban

Farxiya Carab Duur

Xaliima Guure

Shukri Carab Duur

Luul Shire

Shukri ALi

Muxubo Adam

iyo Gabdho Badan oo halkaan Magacyadooda lagu soo koobi karin.

SOMALIYA SOMALI BAA ISKA LEH**SOMALIYA HANOOLATO

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com