shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Jaamac Xayd  oo xalay  ku geeriyooday magaalada Jigjiga

 

(Jigjiga,  Jan 07,  2011 Ceegaag Online)

Waxaan tacsi u direynaa dhamaan qaraabada Jaamac Xayd  iyo dhamaan reer Jaamac Xayd gaar ahaan xaaskii  Cawo Cige iyo caruurtiisii Cali Jamac Xayd, Saciid Jaamac  Xayd, Cabdikariim Jaamac  Xayd, Sulaymaan Jaamac Xayd, Xaliimo Jaamac Xayd, meelkasta oo ay joogaan.  Waxaana leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo geeridaa xaqa ah, marxuumkana janadii Fardowsa ALLE hakawaraabiyo AAMIIN.

 

Waxaan Leenahay anagoo ah bahda Ceegaag Online Samir iyo iimaan ilaahay ha inaga siiyo geerida xaqa ah ee ku timid Marxuum Jaamac Xayd illaahayna samir iyo iimaan ha inaga siiyo.

Innaa Lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun.

·         Xalwo Aw-Aadan Magan iyo carruurteeda oo kala ah:

o   Luul Yuusuf Suldaan iyo carruurteeda

o   Caasha Yuusuf Suldaan iyo carruurteeda

o   Saynab Axmed Suldaan, saygeeda Cabdiraxmaan Daahir Dirir iyo carruurooda

o   Fardowsa Axmed Suldaan, saygeeda Faysal Cabdillaahi Warfaa iyo carruurtooda

o   Sahra Axmed Suldaan iyo carruurteeda

·         Axmed Suldaan Seed, xaaskiisa Deeqa Xuseen iyo carruurtooda

·         Cilmi Suldaan Seed, xaaskiisa Aamina iyo carruurtooda

·         Daahir Suldaan Seed iyo xaaskiisa

·         Ilmo Cabdi Suldaan

·         Ilmo Muxumad Suldaan

·         Tubeec Yuusuf, xaaskiisa Xaali Muuse iyo carruurtooda.

  • Mohamed Axmed Aaden (Qasbaaye), xaaskiisa Sahra Xuseen Muuse iyo caruurtooda

·         Aamina Ibraahin Aadan, saygeeda Axmed Muuse iyo carruurtooda

·         Buunni Muuse Ismaaciil, xaaskiisa Nadiira Ibraahim Ceelaabe iyo carruurtooda

·         Ilmo Ibraahin Aadan iyo carruurtooda

·         Ilmo Aw-Faarax Geeddi iyo carruurtooda

Dhammaan dadkaas kor ku xusan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan:

·         Cawo Cige

·         Cali Jaamac Xayd, xaaskiisa iyo carruurtooda

·         Xaliimo Jaamac Xayd, saygeeda iyo carruurtooda

·         Saleebaan Jaamac Xayd

·         Siciid Jaamac Xayd, xaaskiisa iyo carruurtooda

·         Cabdikariin Jaamac Xayd, xaaskiisa iyo carruurtooda

·         Sahra Jaamac Xayd, saygeeda iyo carruurtooda

·         Safiya Jaamac Xayd, saygeeda iyo carruurtooda

Oo uu Aabbe Jaamac Xayd Faahiye ka baxay, laguna aasay magaalada Jigjiga shalay 6dii Jeneweri, 2012.

 

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com