shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Qaar kamida Ciidamadii Maamulka Somaliland oo usoo abtirsaday dhinacaa iyo maamulka Khaatumo

(Taleex, Jan 24, 2012 Ceegaag Online)

Ciidamadan oo saldhigoodu ahaa guutada labaad saldhiga 22aad ama dooxada Waqdari oo habeen hore ka soo guureeyay maamulka Somaliland ayaa shalay ku waabariistay magaalada Taleex ee dhinacaa iyo maamulka Khaatumo, maanta ayaa saxaafada loo soo bandhigay iyada oo uu maamulka khaatumo soo dhaweeyay. daawo

 

Maxamed Cismaan Cabdinuur Xaashi

Taleex, Maamul goboleedka Khaatumo

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com