shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Jiif Caaqil Xasan Cawd Guuleed oo maanta ku geeryooday Nayroobi

 

(Nayroobi,  July 07, 2012, Ceegaag Online)

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOTI”

 

Dhamaan reer Yuusuf Geedeeye iyo reer Xaaji Cali Cilmi Iidle ayaa halkan tacsi uga diraya dhammaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum Xasan Cawd Guuleed oo maanta ku geeryooday magaalada Nayroobi.

 

Waxaan Marxuumka ALLE uga baryaynaa inuu u danbi dhaafo, janadii Fardowso ilaahay ka waraabiyo . Qoyskii iyo qaraabadiina Samir iyo iimaan ka siiyo. Aaamiin Aaamiin.

 

Waxaa Kale oo tacsi nasoo gaadhsiiyay

Hadaanu nahay qurba joogta beesha Yaxye Cabdalle ee waqooyiga Ameerika waxaan halkaan si wadjir ah
uga soo tacsiyadeyneynaa dhamman Qoyskii, Eheladii iyo dhamaan dadka Soomaaliyeed ee
uu ka wada geeriyooday  Chief Caaqil Xasan Cawed  Guuleeda  (guunje)
Waxaan Allah (SWT) uga baryeynaa Marxuum Chief Caaqil Xasan Cawed  Guuleeda  (guunje)
 inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo. Qoyskii, Ehelladii, Asxaabtii iyo
umada  Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Samir iyo iimaan ka siiyo. “Aamiin”
Waxaana tacsida soodiry dadkan hoos kuqoran

 

1-      Oday mahamuud nuuh haji mahamed

2-       Ing Ahmed muhumed sh Ahmed

3-        Ing Khadar Ahmed nuur boos

4-        Ugaaso Xaaji Cumar Camey iyo caruurteeda sida Cabdirahmaan Alibulqaas sh Ahmed iyo xaaskiisa Fahiima Cali

5-          Adan Muhumed sh Ahmed

6-          Sh mahamuud mahamed dhere

7-            Hamse Cabdirahmaan Calawaash

8-           Mahamud haji Cabdilaahi Sh ahmed

9-             Cabdiqaadir Cali Cawaale

10-          Saleebaan Mahmuud Yusuf

11-          Ing Yusuf Tawakal

12-          Khadar Yusuf Tawakal

13-          Hasan Jaamac Cali

14-          Shiikh Aadan Ahmed Nuur Boos

15-  Mustafa Jaamac Naaleeye         M

16-          Ayax Jamac ow Cilmi

17-          Cawil Jamac Nuur

18-          Col Daahir Jaamac Faarax (Daahirweyne)

19-          Mahamed Calibulqaas

20-          Hasan Mahamud Yusuf

21-   Mursal Maxamed Ahmed Gude

         

22-          Cabdifataax Saleebaan Siciid Sh

23-          Yasiin Jaamac Galbeedi

24-          luul Cumar yaxye iyo odaygeeda

25-          Mahamud Cumar Yaxye

26-          Mahamed Cumar yahye

26- Mahamuud Cabdi Buraale

27- DR Sahra Cabdi Buraale

28- Mukhtaar Cabdi Buraale

30- Hinda Cabdi Buraale

31- Adna Yusuf dhuungooye odaygeeda

32-Barwaaqo Calibulqaas iyo odaygeeda

33-Sahra Diiriye Ducaale iyo odaygooda

34- Sucaad Diiriye Ducaale iyo odaygeeda

35-  Saynab Diiriye Ducaale iyo odaygeeda

36- Faadumo Saalax Faarax

37- Kaltuun Cumar  jaama iyo odaygeeda

38- Faadumo Mahamed Bootaan iyo caruurteeda

39- Mahamed Cabdi Cali Camey iyo caruurtiisa

40- Siciid Yusuf Cali Camey iyo caruurtiisa

41- Fardowsa Saalax Muhumed Sh Ahmed

42- Faadumo Calas Mahamed iyo caruurteeda Cabdiqani  Asad Fardowsa Asad Ahmed 

44- Hinda Haahir Cali (Geedeeye)

45- Ismaaciil Ahmed Jaamac Yare

46-Calisiyaad Mahamuud Yusuf Dheere

47-Hodan Mahamuud Yusuf Dheere

58- Khadara Muhumed Sh Ahmed iyo caruurteda

59- Caashaqadan Mahamuud Calawaash iyo caruurteeda

60- Ramla Calawaasha Sh Ahmed iyo caruurteeda

61-Ahmed Cumar Ismaaciile

62-Ducaale Cabdi Cali dhuungooye

 63-Nuur Ahmed Jaamac YareHinda

 

          U S A

Ceegaag@hotmail.com

 

webmaster@ceegaag.com