shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxwayne Shariif oo kormeer shaqo ku tagay Xero Ay Ku Jiraan Ciidammo Dhowaan Tababar Dhameystay dalka Yugandha

(Kambala, Yugandha.  May 13, 2012 Ceegaag Online) 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed oo kormeeray Xerro ku taala duleedka magaalada Kampala oo ay ku jiraan Ciidammo ka tirsan oo dhowaan tababar Ciidan dhameystay ayadoo tababarkaasina uu Madaxweynaha ku wehliyey Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise

Daawo Sawirada

 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com