shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

DHISMAHA MASAAJIDKA CEEGAAG

Waxaa magaalada Ceegaag ka bilowday Dhismaha masaajidkii labaad, ee laga hirgalinayo magaaladan Cusub. iyada oo si wayn loogu guulaystay dhamaystirka Masaajidkii 1aad. Waxaa la'ogay siinayaa Muslimiinta Soomaaliyeed,  Dadka doonaya inay sadaqo ku darsadaan ama Qofkii Doonaya inuu Wax ku Darsado Hala-xidhiidho Xuseen Fiin (617) 921 3989 Boston, USA

Dhulka masaajidka 2aad ee Ceegaag

webmaster@ceegaag.com