shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Soo dhawayntii Garaad Jaamac Garaad Cali , EE Dalka Norway.

                                                       (Norway,  July 27, 2007 Ceegaag Online) 

Waxaa Garaadka la so socday, General Maxamed Adan laangadhe, waxaana airportka ku soo dhaweeyey bulsho aad iyo aad u fara badan, oo ka tirsan bulsha waynta SSC. Soo dhaweyntii intii ka dambeysay waxaa Garaadka loo kaxeyey hotelka radisson sas business hotel. Isla habenkaas waxaa Garaadka lagu soo dhaweeyey casho sharaf leh oo uu kula kulmay dad aad u fara badan.

Daawo Qaybta 2aad

  

webmaster@ceegaag.com