shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Kororso Aqoontaada‏ $20 Dollar iyo Dhacdadii  9/11

(Boston, May 03,  2008 Ceegaag Online)

Mucjisada $20-ka Cusub ee Basaliga ah

1) Isku laab $20 si siman dhinaciisa danbe...

2) Isku soolaab markale , adigoo raacaya sida ka muuqata sawirkan hoose....

                                                                                                          

3) Soo laab cidhifka kale, adigoo isla simaya sida ka muuqata sawirkan hoose....

4) Kadibna, dhinaca kale urog $20 eeg aad laablaabtay...

Waxaa idiinka muuqanaya labada dhinac ee labaatanka duuduubani waa..

1) Pentagon oo Holcaya.

                                                                  

2) Labadii darood ee mataanaha ahaa oo qiiqaya...

                                                                  

Hada waxaad u fiirsataan sawirkan hoose....

                                       

Intaas waxaad Ku darsataa.......

Tirada Labaatan waxaad ku heli kartaa isku geynta Labadan tiro ee kala ah...9+11=20

Taas oo kadhin September 11,

C/risaaq Mohamed X. Cali

Boston, USA

  

webmaster@ceegaag.com