shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Arooska Ismaaciil Mire Siciid iyo Xamdi Idiris Cumar oo ka dhacay magaalada Boston

(Boston.  April 19,  2009 Ceegaag Online)

Arooska Ismaaciil Mire Siciid iyo Xamdi Idiris Cumar oo aad loosoo agaasimay ayaa ka dhacay magaalada Boston  ee xarunta gobolada laysku yidhaahdo New England. Arooskan ayaa waxaa ka soo qaybgalay dad aad u badan oo ka kala yimid goboladan mareekanka iyo Kanada siiba magaalooyinka Minnesota, Chicago  iyo Toronto.

Waxaa ilaa hada tahniyad nasoo gaadhsiiyay

C/laahi Gurxan iyo xaaskiisa Sahro Warfaa. Mahad Mire. Siciid Mire. Maxamed Faarax. Cali Faarax. Ayanle Saalax. Cali Mire. Axmed maxamuud(Lambo). Hooyo Khadiijo Idiris. Axmed Sagaaro. Reer Jaamac Magan iyo Reer Maxamed Dhaadey.

Angoo ah bahda Ceegaagna waxaanu leenahay ilaahay ha idinka dhigo kuwii isku waara ubad khayrqabana kala hela Wiil iyo Caano, Gabad iyo Caano. Ilaahay ha idin barakeeyo wixii dhexdiina ka yimaadana ha barakeeyo ee duriyadiina ah.

Daawo Sawirada Arooska

Asxaabta Caruuska

 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com