shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Tacsi

(Buuhoodle,  April 23,  2009 Ceegaag Online) 

Dhammaan qoyska reer Xaaji Cali Cilmi Iidle eek u nool gudaha dalka iyo dibaddiisaba waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alla ha u naxariistee Marxuum  Maxamed Aadan Guul oo ku geeriyooday magaalada Buuhoodle.

Waxaanay ilaahay uga baryayaan in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Annagoo ah bahda Ceegaag online ayaa tacsi taas la mid ah u dirayna  alla ha u naxariistee Marxuum Maxamed Aadan Guul.

AAMIIN

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com