shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Madaxwayne Obama siduu u salaamay Boqorka Sucuudiga(Daawo)

(London.  April 09,  2009 Ceegaag Online) 

Warbaahinta xaga midigta uqoor laadlaada ee wadanka Mareekanka ayaa dacaayad raqiis ah waxay ka bixinayaan sidii uu salaamay madaxwayne Obama  Boqorka dalka Sucuudiga.

Madaxwayne Obama ayaa markii hore si qadarinku dheehan tahay ugu qoorlaalaadiyay Boqorada Ingiriiska iyada oo ay diinta Islaamku mamnuucday in loo sujuudo qof ama shaqsi bini aadam ah ayaa hadana wuxuu u sujuuday boqorka Sucuudiga oo aan isna diidin in loo rukuucsado.

Warbaahinta aadka u neceb dadka madow ayaa hada ka fidinaya dacaayado iyaga oo dacaayadahaa ka muuqato sida ay ugu liidayaan dadka midabka madow ee Mareekanka iyagoo leh bal eega ninkii madoobaa ee aad madaxda nooga dhigteen waxa uu samaynayo.

Daawo

Tolow madaxda Soomaaliduna siday Boqorka u salaamaan?

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com