shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha shabekada wararka ee ceegaag.com oo Hambalyo u diraya Wariye C/qani Goox & Marwadiisa Aamina.

(Laascanod.  August 02,  2009 Ceegaag Online)

Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha shabekada wararka ee ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan Wariye Cabdiqani Ismaaciil Goox iyo Aamina Cali Saleebaan… Oo Arooskoodu ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee Dalka Somalia.

waxaana ilaahay uga baryayna in ilaahay ka dhigo labadii farxad kuwada noolaada ubad kher qabana ilaahay kala siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaanan ugu ducaynaynaa Caruus C/qani & Caruusad Aamina ducadii Rasuulkeena SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com