shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meherka Abdirahim Mohamed Hussein iyo Faryal Abdirazak Mohamed oo ka dhacay Dalka U.A.E

(Abu Dhabi,  August 23,  2009 Ceegaag Online)

Ardayda wax ka barata Dalka India gaar ahaan Magaalada Hyderabad ayaa hambalyo  iyo bogaadin aan la soo koobin karin u diraya Abdirahim Mohamed Hussein iyo Faryal Abdirazak Mohamed oo bishu markay ahayd August 20 Meher koodu ka dhacay magaalada Abu Dhabi ee Dalka Imaaraadka Carabta.

waxaana leenahay aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aamiin

Dhamaan Dadka hoos ku qoran ayaa udiraya Hambalyo   

1:ABDIHABIIB ABDILAHI ABDI
2:JAABIR SHEEKH C/LAAHIYARE
3:AHMED ABDILAHI JIBRIL
4:ALI ABDULAH SHUKRI
5:KHADER AHMED BULQAAS
6:OMAR XAAMUD
7:MOHAMED KHADER ABDI MAHDI
8:CISMAAN BASAR
9:ABDIRISAK HASsAN MOHAMED SIYAAD (BISLE)
10:ABDIQADIR AHMED FARAH (ASKARI)
11:LIIBAAN MAXAMED X. CALI
12:MAXAMED CABDI AADAN

13:BASHIR SHARIFI BADRI
14:ABDIKARIM DAHIR(NASARFI)

15:CAYDARUUS HASAN ARAARSO

16:MUXIYADIIN ABDI HURE

17:SHARMAKE ABDILAHI

18:LIIBAAN HUSSIEN OSMAN

19. ABDIRASHID ALI ABDI

Dhamaan Ardaydan oo kala Jooga Magaalada Hyderabad India, Ethiopia, Mareykanka & Canada Waxay Ilaahay uga baryeyaan Abdirahim iyo Faryal inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano.
 
 CABDIHABIB ABDILAAHI MAGAN
habibshareri@hotmail.com

webmaster@ceegaag.com