shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed oo warsaxaafadeed ka soo saartay xaaladaha Deegaanka Somalida Itoobiya.

(Kililka,  August 13,  2009 Ceegaag Online)

Jabhadda xoreynta Somaali Galbeed UWSLF ayaa warsaxafadeed ka soo saartay xaaladahi ugu dambeeyay ee ee Deegaanka Somalida Itoobiya iyo warbixin ay ka soo saarayaan xaaladaha Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.

Abdirashid Maxamed Dahir
Rashid@ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com