shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Banaanbax lagu diidanaa Xasuuqii Muqdisho oo Soomaalida reer Boston ka hor sameeyeen Xafiisyada Duqa magaalda iyo Badhasaabka gobolka

(Boston,  Dec 10,  2009 Ceegaag Online

Banaanbax  lagu diidanaa ismiidaamintii qorshaysnayd ee lagu gumaaday arday qalin jabinasay iyo dadkii ugu tagay dhiiri galinta oo ay ka mid ahaayeen masuuliyiin dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo waalidiintoodii, macalimiin iyo kuwii dhalayba.

Gumaadkan ayaa waxa uu mideeyay Umada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyadoo arintani dhabarka ka jabindoonta dadka diidan in Soomaaliya maruun cageheeda isku taagto iyadoo dadkeedu timaha dhinac uwada xiirtaan siiba dhinacxa samaanta.

Hadaba waxaanu waraysanay qaarkamida Banaanbaxayaashii maanta iyaga oo yidhi sidatan.

 Macalin Warfaa waxa uu Yidhi Dhagayso

Cabdulqaadir Yaasiin Waxa uu Yidhi Dhagayso

Cabdiraxmaan Waxa uu uyidhi Dhagayso

Afgaab Waxa uu yidhi Dhagayso

Daawo sawiradii Banaanbaxa

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com