shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho

Dhalasho Cawo iyo Ayaan Leh: Dhalasho Farxad Leh.

(Boston,  December 22,  2009 Ceegaag Online)

Ayeeyo Xalwo Awaadan Magan

Ayeeyo Aamino Xaaji Cismaan

Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali

Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo caruurtiisa

Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi

Muuse Maxamed X. Cali iyo Marwadiisa Hoodo Khaliif Canshuur

Liibaan Maxamed X. Cali iyo Xaaskiisa Deeqa Tubeec Yuusuf

Caasha Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda

C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan

Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan iyo Caruurtooda.

Sahra Ahmed Suldan  iyo Caruurteeda ilma  Cawil Maxamed Warsame

Waxay Hambalyo u dirayaan Eng. Xuseen Maxamed Xaaji Cali iyo Yaasmiin Daahir Nuur Gurxan oo maanta wiil ugu dhashay magaalada Boston ee Dalka Mareykanka, wiilkaas oo loo bixiyay Yuusuf WAXAANU LEENAHAY SOOKOR  OO NOQO KII DADKIISA, DALKIIDA IYO DIINTIISABA ANFACA.

Aamiin Aamiin Aamiin

 

webmaster@ceegaag.com