shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Waraysiyo uu wariyaha mandaqada Hawd la yeeshay labo masuul oo ku sugan Ceegaag

(Ceegaag,  December 25,  2009 Ceegaag Online)

Wariyaha mandaqada Hawd ayaa maanta  waraysi kula yeeshay Gudoomiyaha Degmada iyo Madaxa waxbarashada ee magaalada Ceegaag.

Waraysigan oo taabanaya dhinacyo badan ayaa waxa uu u dhacay sidatan.

Cabdirisaaq Max'ed Cabdi (Black) oo ah kormeerka waxbarashada degmada Buuhoodle ahna Gudoonka waxbarashada degmada Ceegaag  Dhagayso

 Sidoo kale isna waxaa waraysi na siiyay Gudoomiyaha Degmada  Ceegaag Cabdi Xaaji Cali Cilmi(C/riigle) Dhagayso

Daawo qaarkamida Sawirada Xaafad kamida Xaafadaha Ceegaag

Cali Dhagjar

Wariyaha mandaqada Hawd, Ceegaag

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com