shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dood Soomaali isku meel figradohoodii wada mareen markii u horaysay 31kii sanadood ee u danbeeyay

(Boston,  Dec 10,  2009 Ceegaag Online

Daad aad u qiimo badan ayaa dhexmartay qaar kamida Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Boston doodan oo lagu qaadaa dhigay waxayaabaha ka danbeeyay Qaraxii lagu xasuuqay Dhakhaatiirtii yaryaraa iyo sida dad danahooda gaarka ah wataa shirqoolka ugu maleegayaan Wadankeenii Soomaaliya dadkaasoo isugu jira Muslim iyo Gaalaba.

Dooda waxaa ka qayb galay raga sawiadoodu hoos ku qoran yihiin.   Dhagayso

 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com