shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Aroos....Samakaab Maxamuud Cali iyo Muna Maxamed Ibraahim oo ku aqalgalay Dalka Holland.

(Holland,  December 22,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa maalinimadii Sabtidii  Bisha December 21 ahayd Dalka Holland ku aqalgalay Samakaab Maxamuud Cali iyo Muna Maxamed Ibraahim Samatar

Dhamaan Dadka hoos ku qoran ayaa udiraya Hambalyo   

Dhamaan reer Ibraahim Samatar
Dhamaan reer Cali Cawl Xuseen
Aamina Abokor Webi iyo ciyaalkeeda
Khadiija Cawl iyo ciyaalkeeda
Canab Cawl iyo ciyaalkeeda
Dhamaan reer Maxamed Abokor Webi
Dhamaan reer Cabdilaahi Abokor Webi
Dhamaan reer Muuse Abokor Webi
Dhamaan Reer Maxamed Cawl
Siciid Xayle Salaase

Waxay Hambalyo udirayaan Samakaab Maxamuud Cali iyo Muna Maxamed Ibraahim Samatar oo maalinimadii Sabtidii Arooskoodu  ka dhacay dalka Holland  bisha December  21 ahayd..

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa Samakaab  iyo Muna inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano.

*************************************************************************************************************************************

Dhamaan Shaqaalaha Shabakada Ceegaag Online ayaa Sidoo kale  Hambalyo udiraya Mudane Samakaab Maxamuud Cali iyo Marwadiisa Muna Maxamed Ibraahim Samatar

Waxaanan ugu ducaynaynaa Samakaab iyo Muna ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aamiin

*************************************************************************************************************************************

Sidoo kale waxaa Tahniyad Aroos nasoo gaadhsiiyay dadkan hoos ku qoran:

Abo Ibrahim samater

Hoyo Awo Saleban

Hoyo Sahra Maxamud Dirye

Amina Ibrahim samter iyo ciyaalkeeda

Iman Ibrahim Samater iyo ciyaalkeeda

Sainab Ibrahim Samater iyo ciyaalkeeda

Maxamud Ibrahim Samater

Sucad Ibrahim Samater

Hoyo Naqwa Hassan Abdi

Abdi Ibrahim Essa Greek iyo  ciyaalkiisa

Ahmed Ibrahim Essa Greek iyo  ciyaalkiisa

Feysal Ibrahim Essa Greek iyo  ciyaalkiisa

Yusuf Ibrahim Essa Greek iyo ciyaalkiisa

Nasra Ibrahim Essa Greek iyo ciyaalkeeda

Waxan illahay uga barryaynaa Samakaab iyo Muna guur khayr qaba & ubbad khayr qaba Aamiin Aamiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com