shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ogaysiis

Kadhagayso

Radio Boston 91.5 FM ama www.wmfo.org

Maalinkastoo Jimco ah 8-10 pm

Bishaaro waxaa dhamaan dadwaynaha reer Boston ugu bishaaraynaynaa in dhawaan hawada ay ku soo noqotay idaacadii raadiyo Boston. Hadaba waxaan dadwaynaha oogaysiinaynaa in ujeedadu raadiyaha ay tahay inuu u adeego ama wargaliyo dad waynaha reer Boston. Fadlan nagalasoo xiriir hadii aad hayso barnaamij ama talo ama tusaalo emailka ashiine@comcast.net ama waxaad naga soo wici kartaan si toos ah markaan hawada aan ku jirno 617-627-3800 ama 617-627-3801.

Idaacada hawada masoo galayso maalmaha 12/25/09 iyo 1/1/10.

Mahadsanidiin

Maamulaha idaacada

Abdilahi shiine

ashiine@comcast.net

webmaster@ceegaag.com