shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Xafladihii Iidul Odxiyada ee dhalinta reer Boston oo xalay lasoo gabo gabeeyay

(Boston,  Dec 07,  2009 Ceegaag Online

Waxaa xalay lagu qabtay masjid jaamaca magaalada Booston Xaflad lagusoo gunaanadayay xafladihii badnaa ee reer Boston ugu dabaal dagayeen Iidul Odxiyada.

Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada USA ee reer Boston ayaa ku dhacaday jawi aad u wanaagsan.

Furitaankii Xaflada waxaa ka hadlay laba arday waa  Mahad iyo Axmed Dhagayso

Waxaa Xaflada Soo gabo babeeyay Saciid iyo Salmaan halka Macalin Warfaa uu dadka ku booriyay in laga qab galo Dibadbax Jaaliyada reer Boston ku diidan yihiih weerarkii qayaxnaa ee lagu qaaday macalimiinta iyo ardayda Soomaaliyeed magaalada Muqdisha. Dhagayso

Daawo Sawiradii Xaflada

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com