shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabbdirashiid oo ku dhawaaqay Wasiirada Dawladiisa.

(DJabuuti, February 20,  2009 Ceegaag Online)  

Rawsalwasaaraha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Mudanayaasha  golaha wasiiradiisa Cusub, Wasiirka koowaad oo makaa ku sugnaa Guriga Umadda Jabuuti ayaa  daqiiqado ka hor shaaciyay magacyada wasiiradiisa Cusub.

Magacyada wasiirada Xukuumada Cumar Cabdi Rashiid ayaa kala ah sidan hoos ku qoran.


1-W/Kaluumeysiga ahna R/Wasaare xigeenka 1-aad: Prof. C/raxmaan Ibbi

2-W/Qorsheynta Qaranka: C/raxmaan Cabdi ShakuurWarsame

3-W/Arimaha Gudaha: C/qaadir Cali Cumar

4-W/Hidaha iyo Tacliinta Sare: Prof. Ibrahim Xasan Caddow

5-W/Warfaafinta: Farxaan Cali Maxamuud

6-W/Gaashaandhiga: Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

7-W/Amniga Qaranka: Cumar Xashi Aden

8-W/cadaalada iyo garsoorka: Sh C/raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow

9-W/Arimaha dibadda: Maxamed Cabdulaahi Omar

10-W/Caafimaadka: Qamar Aadan Cali

11-W/Beeraha: Xasan Maxamed Nuur Shaatid Gaduud

12-W/maaliyada: Shariif Xasan Sheikh Adan

13-W/Horumarinta Reer Miyiga: Khadiijo Maxamed Diiriye

14-W/Haweenka iyo arrimaha qoyska: Fowziyo Sheekh

15-W/Ganacsiga: C/rashiid Cirro

16-W/Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Aadan Cali

17-W/Dekedaha iyo gaadiidka Badda: Maxamed Ibraahim Xaabsade

18-W/Cilmi baarista: Maxamed Cali Xagaa

19-W/Dastuurka iyo Arr. Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed

20-W/Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

21-W/Waxbarashada: Axmed C/llaahi Waayeel

22-W/Xanaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cusmaan

23-W/Macdanta iyo Biyaha: Cabdala Boos

24-W/Dib u dhiska Xuseen Ceelaabe Faahiye

25-W/Hantida qaranka: Maxamed Mursal

26-Wa/Dalxiiska Duurjoogta: Maxamed Xuseen Siciid

27-W/Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka: Cali Jaamac Jengeli

28-W/Warshadaha: C/raxmaan Jaamac

29-W/Howlaha Guud: Maxamed Cabdi Yuusuf

30-W/Isboortiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble

31-W/Tamarta iyo Shidaalka: Cabdiwaaxid Cilim Goon-jeex

32-W/Jaaliyada Dibeda: Cabdulaahi Axmed Azhari

33-W/Ilaalinta Deegaanka iyo Bey'ada: Burci Xamza

34-W/Wasaaradda Hantida Qaranka iyo Qalabeynta: Maxamed Mursal

35-W/Wasaaradda Warshadaha: Cabdiraxman Jamac Cabdalla

36-W/Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta: Cabdirazak Cusman Jurile

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com