shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Magaalada Ceegaag oo laga Furay Iskuulkii labaad mudo ka yar labo Bilood

(Ceegaag.  June 26,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa maanta ka dhacay magaalada dhismasa ee Ceegaag xaflad aad u balaadhan oo xadhiga lagaga jaray Iskuulkii labaad ee ay yeelanaso magaalada Ceegaag. Iskuulkan oo lagu hir galiyay dhaqaale ay ku kala deeqeen Maxamuud Maxamed Aadan (Lafoole TWO)  oo $15,000 ku deeqay,  $3000 Cabdilaahi Maxamed Ashkir (Hareri) ku deeqay.

Iskuulkan ayaa waxaa dhismihiisa ka masuul ahaa Maxamed Axmed, Iskuulka ayaa lafilayaa inuu si toos ah u furmo sanad dugsiyeedka isaga oo ay u dhan yihiin dhamaan Macalimiintiisa iyo qalabkiisaba.

Waxaa xaflada ka hadlay masuuliyiintan oo u badnaa Culumada Deegaanka oo kala ah

1. Howlwadeenkii iskuulka Ceegaag Maxamed Axmed Cumar 0101021900           soo rogo


2. Sh Cumar SH Cismaan 0101025300 soo rogo


3. Sh Mukhtaar Axmed Xaaji Faarax 0101023500  soo rogo


4. Yuusuf Tuur Cabdile 0101022800  soo rogo


5. Pro. C/risaaq Lafoole 0101023900  soo rogo

Daawo Sawirada Xaflada

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com