shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Raysalwasaare Sharma'arke oo dalka dib ugu soo laabtay

(Muqdisho.  June 23,  2009 Ceegaag Online)

Wararka imanaya caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya inuu raysal wasaaruhu ka soo guryo noqday safara dhawr ahaa oo qaatay mudo labo sitimaana uuna kusoo kala maray afrika iyo qaarada yurub.

Raysal wasaaraha ayaa aad laagu soo dhaweeyay gagida diyaaradaha ee magaalada muqdisho iyada oo amaanka aad loo adkeeyay.

Raysal wasaaraha ayaan la hadlin saxaafada balse la filayaa inuu dhawaan ka war bixin doono waxyaabaha uu soo qabtay ee uu dalka oo haatan xaalad degdeg ah ku jira ku soo kordhiyay.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com