shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa lillaahi waa inaalillaahi raajicuun.Hooyo Asli Maxamuud Xoosh oo ku geeryootay dalka Suuriya

(Dimishiq.   May 30 ,  2009 Ceegaag Online)


Waxaa maanta ku geeriyooday dalka Suuriya alla ha u naxariistee Hooyo Asli Maxamuud Xoosh oo ahayd hooyo si wayn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhammaan degaannada SSC. Waxaa tacsi na soo gaadhsiiyay dhammaan dadkan hoos ku qoran iyagoo uga tacsiyadaynaya qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Asli Maxamuud Xoosh:

annagoo kala ah:

1)Riyaad Faarax Calicadmeed iyo dhamaan reer Cali Cadmeed
2)Anisa Cabdi Raabbi iyo odaygeeda
3)Suuri Maxamuud Guray iyo odaygeeda
4)Sahra Cali Cawl iyo odaygeeda
5)Nada Axmed Cali iyo odaygeeda
6)Naciimo Maxamed Cali iyo odaygeeda
7)Farax Shariif Dhagacadde iyo odaygeeda
8)Aamina Kuusay iyo odaygeeda
9)Xaali Muuse Ciise iyo odaygeeda
10)Muna Xaaji Xasan iyo odaygeeda
11)Sahara Qaybdiid iyo odaygeeda
12)Ifraax Ruuraa iyo odaygeeda
13)Kinsi Ruuraa iyo odaygeeda
14)Shuun Axmed x. Cumar iyo odaygeeda
15)Nuura Xaaji Xaashi iyo odaygeeda
16) Xiis Garaad Soofe iyo odaygeeda
17)Hodan Cali Cawl
18) Muna Cali Cawl
17)dhammaan reer xaaji cali cilmi iidle 
iyo dhammaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada Ottawa ee dalka Canada waxay tacsi u dirayaan dhammaan reer Maxamuud Xoosh iyo reer Cabdisamad Diiriye geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Hooyo Asli Maxamuud Xoosh oo maanta ku geeriyootay dalka Suuriya.

Annaguna haddaanu nahay bahda Ceegaag waxaan Tacsi taas la mid ah gaadhsiinaynaa qoyskii ay ka geeriyootay Hooyo Asli Maxamuud Xoosh. Marxuumad Aslina ilaahay ha ka waraabiyo Janatul Fardowsa.

Aamiin Aamiin Aamiin
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com