shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Arooska Sheekh Muuse Ashcari iyo Marwadiisa Hoodo Khaliif Canshuur

(Nayroobi.  May 12,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa ilaahada nasoo gaadhaya Hambalyada loo Hambalyeenayo Sheekh Muuse Ashcari iyo Marwadiisa Hoodo Khaliif Canshuur Hambalyooyinkan ayaa nagasoo kala gaadhaya Dalkeenii Hooyo, Dalalka Dariska la ah, iyo Dunida inteeda kale siiba Qaarada Waqooyiga Ameerika.

Dadka hamabalyada diraya ayaa waxaa ay kala yihiin  

Ayeeyo Xalwo Awaadan Magan

Ayeeyo Aamino Xaaji Cismaan

Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo Caruurteeda Ilmo Maxamed Xaaji Cali

Axmed Suldaan iyo Caruurtiisa

Cilmi Suldaan iyo Caruurtiisa

Daahir  Suldaan iyo dhamaan ilmo cabdi Suldaan

Cabdulqaadir Muxumad Suldaan iyo Caruurtiisa

Caasha Yuusuf Suldaan iyo Caruurteeda

C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan

Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan

Sahra Ahmed Suldan iyo Caruurteeda

Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo caruurtiisa Maxamed, Faadumo, iyo Zakariye Jamal Xaaji Cali.

Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi

Canab Xaaji Ahmed iyo Caruurteeda

Asad Jaamac Biindhe Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Siciid, iyo Xuseen Asad Jaamac Biindhe.

Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir iyo Caruurtooda Jamaal, Jamad, Liban iyo Yacquub Xuseen Maxamed Xaaji Cali.

Sidoo kale waxaa hambalyo nasoo gaadhsiiyay

Genaral: Maxamed Cali Abokor, oo isagu duco hawada usoo marinaya qoyska Cusub ee ku soo siyaaday Qaysaska Soomaalida.

Professor:  Axmed Cali Abokor Xaaskiisa Sahro Muuse iyo Caruurtooda Xuseen, Bood, Maxamad, Maxamuud, Guuleed, Canab, iyo Mukhtaar Axmed Cali Abokor.

Cabdilaahi Cali Abokor iyo xaaskiisa Siraad Aadan iyo Caruurtooda siiba Faadumo C/laahi Cali Abokor

Sidoo kale waxaa hambalyo nasoo gaadhsiiyay

Hooyo Aamina Warsame iyo Caruurteeda oo kala ah

C/llaahi Axmed Gurxan iyo Xaaskiisa  Xaaskiisa Sahra C/llaahi Warfaa

Maxamud C/llaahi Warfaa iyo xaaskiisa Nasro Hure

Cismaan Siciid iyo Xaaskiisa Ismahaan C/llaahi Warfaa

Dhamaan Ururka Haweenka “ Isjecel” ee Magaalada Boston

Cabdi Cali Caateeye iyo Xaaskiisa Khadra Cali

Axmed Atoor iyo Xaaskiisa Amina Kooreeye

Sahra Cabdi Kilin

Ahmed Muuse Ismaaciil yo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan

Riyaad Cali Cadmeed

Sidookale waxaa tahniyad nasoo gaadhsiiyay

Xasan Ugaas Baqow iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa oo  magacyadoodu kala yihiin  Cabdiraxmaan, Caasha, iyo Xamdi Xasan Ugaas Baqow.  

 Sidookale waxaa tahniyad nasoo gaadhsiiyay

Xasan Sh. Axmed Daahir (duq xasan)

Maxamed Sh.Cabdi Axmed

Sidookale waxaa tahniyad nasoo gaadhsiiyay

Kaariye Faaliye Kooreeye iyo Xaaskiisa Fartuun Cabdilaahi Axmed

Dhamaan Dadkan oo kala jooga Soomaaliya, Kenya, Ethiopia, London, Boston, Edmonton iyo Torornto, Ottawa, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mudanaha iyo Marwada Sheekh Muuse Maxamed Xaaji Cali iyo Hoodo Khaliif  Cashuur oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa Muuse iyo Hoodo inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com