shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo: Meherka Faysal Cabdiriigle Xaaji Cali iyo Xamdi Jaamac Ismaaciil Dhible oo ka dhacay Ceegaag

(Ceegaag.  May 12,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa shalay ka dhacay magaalada Ceegaag Meherka Faysal Cabdiriigle Xaaji Cali iyo Xamdi Jaamac Ismaaciil Dhible. Angoo ah bahda Ceegaag waxaan leenahay oo ugu Duceenanaa  Ducadii Rasuulkeenu Jideeyay SCW BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR.

Meherkan Faysal Cabdi Xaaji Cali iyo Meherka Muuse Maxamed Xaaji Cali ayaa si Talan taaliya uga wada dhacay Ceegaag iyo Nayroobi.

Waxaan aniga oo ah Xuseen Fiin kuna Hadlaya magaca reer Xaaji Cali ilaahay uga baryayaa labadaa qoys ee isku maalinta noo soo siyaaday ina ilaahay barakeeyo oo ay noqdaan kuwo laga helo ubad san oo anfaca Diintooda, Dalkooda, iyo dadkoodaba.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com