shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Marxuum Xaaji Saleebaan Xaaji Dayib oo ku geeryooday magaalada Buuhoodle

(Buuhoodle.  May 05,  2009 Ceegaag Online)

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun waxaa magaalada Buuhoodle maanta ku geeryooday Marxuum Xaaji Saleebaan Xaaji Dayib oo kamid ahaa odayada aadka looga Jeclaa Deegaanada Soomaalida siiba magaalada Buuhoodle iyo nawaaxigeeda.

Anaga oo ah bahda Ceegaag iyo Reer Xaaji Cali Cilmi Iidle Waxaanu tacsi u diranaa dhamaan Reer Saleebaan xaaji Dayib meelwalba oo ay Joogaan, Marxuum Xaaji Salabeen  waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo Aamiiin.Aamiin. Aamiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com