shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Tacsiyadaha loo soo dirayo Reer Cawaale Cilmi oo wali iska soo daba dhacaya

(Laascaanood.   May 27,  2009 Ceegaag Online)

إنا لله وإنا إليه راجعون

 Inaa lilaahi Wa innaa ileyhi raajicuun,

 

WAXAA ILAA HADA ISKA SOO DABA DHACAYA TACSIYADA AH AY DADKA EHELKA AHI U DIRAYAAN QOYSKA IYO QARAABADII UUKA GEERYOODAY MARXUUM Maxamed Cawaale Cilmi.

Waxaa Tacsi nasoo gaadhsiiyay General Maxamed Cali Abokor iyo Dhamaan Reer Cali Abokor. Genaraalka ayaa sigaar ah ugu duceelanaya caa'iladii Marxuum Maxamed Cawaale Cilmi isagoo leh Sugnaada aduunku waa imtixaan e, Samra ilaahay ajar wayn aad ka heshaane, caloosha aan wada adkaysano dhibku waa ina wada gaadhay e.

Generaalka ayaa si khaas ah ugu duceenaya Marxuumka isagoo leh nin ahlu khayr ah baan ku aqaanay marxuumkana ilaahay carabkeena ha u qabto oo waxa dadku dhamaan gayiga Soomaali ka sheegayaan marxuum ka ilaahay aakhiro ha ugu dhabeeyo Aamiin.

Waxaa kale oo tacsi nasoo Gaadhsiiyay Cali Cawl Xuseen iyo Xaaskiisa Farxiyo Faarax Garwiye iyo Caruurtooda. Cabdlilaahi Xasan Dhooble,  Maxmamuud Maxamed Cali Ayax.  Liibaan Maxamed Xaaji Cali.  Riyaad Faarx Cali Cadmeed. Cabdi Cali Caateeye iyo Xaaskiisa . Cabdinuur Jaamac Dabagooye. Suxufi Macalin Faarax, Axmed Jeesaan iyo Xasan Jaamac Dacay.

Sidoo kale waxaa tacsi nasoo Gaadhsiiyay  ehelada kala ah

  1. Aadan Cali Ismaaciil

  2. Aadan Warsame rooble iyo Xaaskiisa Cawo Xuseen Xasan

  3. Axmed Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan

  4. Axmed Suldaan Seed

  5. C/laahi Ibrrhim Aadan (Cabdilaahi John) iyo Xaaskiisa

  6. C/qaadir Muxumad Suldaan iyo Xaaskiisa

  7. Caaqilka Hayaaga Jabuuti Xuseen Muuse (xussen Fariid)

  8. Caasha Yuusuf Suldaan iyo Caruurteeda

  9. Cabdi Muuse Faarax iyo Xaasaskiisa  oo kala ah Saynab Cabdi iyo Sade Muxumad Kaahin

  10. Cabdi Nuur Kaahin iyo Caruurtiisa

  11. Cabdilaahi Aw-Xuseen Caynaanshe iyo Xaaskiisa Xaali Xasan Xaaji

  12. Cabdilaahi Cali Ismaaciil Xaaskiisa Hodan Maxamed Abyan

  13. Cabdilaahi Xaashi Qalinle iyo Xaaskiisa

  14. Cabdile Ibraahim Ceelaabe iyo Xaaskiisa

  15. Cadirahman Aw-Farax Geeddi iyo xaaskiisa Sahra cabdi Muuse

  16. Cali Axmed Hode

  17. Cali Jaamac Xayd  Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

  18. Cali Xaashi Qalinle iyo  Xaaskiisa

  19. Caydaruus Awfaarax Geedi

  20. Caydaruus Haybe Nuur

  21. Cilmi Suldaan Seed

  22. Cismaan Cabdi Suldaan

  23. Cumar Cali Ismaaciil

  24. Cumar Xaaji Midhoole

  25. Daahir Suldaan Seed

  26. Daahir Warsame Rooble (Shamsheer ) iyo xaaskiisa Hodan Tubeec Yuusuf

  27. Dayib Ibraahim Muxumad (Shaydaan) iyo Xaaskiisa  Xaali Ibraahim Aadan

  28. Dr. Rashiid Ibraahim Ceelaabe iyo Xaaskiisa

  29. Dr. Siciid Muxumed Kaahin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

  30. Fadxiya Ibraahim Aadan iyo Caruurteeda

  31. Haweeya Muuse Axmed

  32. Ibraahim Ceelaabe Xuseen iyo xaaskiisa Caasho Cawil iyo Caruurtooda

  33. Ibraahim Maal

  34. Ibraahin Caduur

  35. Idiris Axmed Hode (Badawi) iyo Xaaskiisa

  36. Ismaaciil Kaahin(Jicsin) iyo Caruurtiisa

  37. Jaamac  Xayd

  38. Khadra Ibraahim Dhancade

  39. Kiin Islaamaaciil Kaahin iyo Caruurteeda

  40. Luul Madar Cabdi

  41. Malyuun Awfaarax Geedi Iyo Caruurteeda

  42. Maxamed Axmed Aadan(Qasbaaye) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

  43. Maxamed Axmed Yuusuf iyo Xaaskiisa Sahra Yuusuf Maaweel

  44. Maxamed Cabdi Suldaan

  45. Maxamed Ismaaciil Sudci

  46. Maxamed Muuse Ismaaciil(Buuni)

  47. Maxamed Muxumad aw-Xuseen

  48. Maxamed Muxumed Aw-xuseen iyo Xaaskiisa

  49. Maxamed Rooble Cawaale(Fagadhe) iyo Xaaskiisa

  50. Maxamuud Muxumad Aw-Xuseen  iyo Xaaskiisa Samsam iyo caruurtooda

  51. Maxmuud Axmed Hode

  52. Muuse Caalin iyo xaaskiisa Canab Axmed Hode

  53. Naqwo Ismaaciil Sudci iyo Caruurteeda

  54. Pro. Kaafi Ibraahim Dhancade iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Ceelaabe

  55. Rashiid Cabdi Suldaan

  56. Sahra Axmed Suldaan iyo Caruurteeda

  57. Sahra Axmed Yuusuf

  58. Samsam Ibraahim Dhancade

  59. Siciid Axmed Hode iyo Xaaskiisa Qabooja Xasan Aw-xuseen

  60. Siyaad Yuusuf Maaweel iyo Xaaskiisa

  61. Sucuudi Ibraahim Dhancade iyo Xaaskiisa shamis Yuusuf Maaweel

  62. Tiriig Axmed Suldaan iyo Caruurteeda

  63. Tubeec Yuusuf Cabdi iyo Xaaskiisa Xaali Muuse Ismaaciil iyo caruurtooda

  64. Xaliimo Awbiixi iyo Caruurteeda

  65. Xasan Cabdi Suldaan

  66. Xuseen Cabdilaahi Aw-xuseen iyo Xaaskiisa

  67. Xuseen Cumar Qalinle iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

  68. Xuseen Xasan Xaaji Midhoole (xuseen cade)

Sidoo kale waxaa tacsi nasoo Gaadhsiiyay dadwaynaha Maamulka magaalada Ceegaag.

Saaxiibada iyo qaraabada iyo Ehelkan dhamaan kor ku qoran ayaa waxa ay tacsi U dirayaan Reer Cawaale Cilmi iyaga oo uga tacsiyadeenaya maqaadiirta Haleeshay Marxuum Maxamed Cawaale Cilmi.

Waxaan ilaahay uga baryanaa in marxuumka qabriga ilaahay u waasiciyo janada fardawsana geeyo ilaahay idinkiis, ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo laguna cimri qaato loona diyaar garoobo safarkaa dheer ee dhamaan teen inteena noolna ina wada sugaya qofba sidii loo qorayba ha ku safree. Aammiinn. Aammiinn Aammiinn.

Waxaakale tacsi nasoo gaadhsiiyay Reer Cabdi Maxamuud cali.
 
Waxaan halkaan tacsi uga direyanaa Geeridii Naxdinta lahayed ee ku timi Marxuun MAXAMED CAWAALE CILMI waxaana ILAAHEY uga baryeynaa MARXUUNK IN UU JANADII FARDOWSA KA WARAABIYO. Awladiisa iyo Eheladiisii meelkasata oo      joogaanba in IlAAHEY samir iyo imaan sareeya inaga wadda siiyo, AMIIN, AMIIN, AMIIN.
 
Waxaa tacsida u diraya dhamaan Reer Cabdi Maxamuud cali.
 
 1 Maxamed      Cabdi Maxamuud
 2 Axmed            ''             ''   
 3 C/qadir           ''             "     
 4 Ibraahim         ''             ''  
 5 Xukun             ''             ''
 6 Seynab          ''              ''
 7 Sahara           ''             ''
 8 Caasha luul    ''  
           ''

Inaa Lilaahi Waa innaa Ilaahi raajicuun.
Waxaan tacsi u dirayaa anigoo ah Faysal Axmed Xasan eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Cawaale Cilmi. Dhamaanteenna samir iyo iimaan ha innaga siiyo marxuumka, waxaana Ilaahay u baryaynaa in uu Janno fardoowsa marxuumka ka waraabiyo. Aamiin.
Faysal Axmed Xasan. 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com