shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Asha Cabdillahi Cabsiiye  oo ku geeriyootay Hargeysa.

(Hargeysa, Nov  25,  2009 Ceegaag Online)

Anagoo ah dhamman qoyska Reer Geedeeye meel kasta oo ay joogaan, waxaanu tacsi u diraynaa qoyska Reer Saleebaan Cabdaale iyo Reer Cabdillahi Cabsiiye anaga oo uga tacsiyadaynana geeridii ku timid Hooyo Asha Cabdillahi Cabsiiye oo todobaadkan ku geeryootay magaalada Hargeysa.

Waxaan marxuumadda ilaahay uga baryaynaa in uu jannadii FARDUSA ka waraabiye qoyskii iyo eheladii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN………………..AAMIIN………………….AAMIIN

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com