shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Su'aalo aad u dardaran oo la' waydiiyay wasiirka Haweenka iyo Qoyska ee maamulka Puntland Jimcihii dhawaa

(Boston, Nov  16,  2009 Ceegaag Online)

Su'aalo aad iyo aad u kulkullul una xiiso badan ayaa lagu weeraray wasiirka Haweenka iyo arimaha Qoyska ee maamulka Puntland Marwo Caasho Geelle jimcihii dhawaa su'aaluhuna waxay ahaayeen sidatan.

 

Hadal qudbada ku jiray oo arday kamida ardaydu Soo Jeediyay Dhagayso

Su'aashii Wariye Mijir  Dhagayso

Su'aalo Goos goos ah oo aad loogu muujinayay dadka reer Puntlandka ah ee amxaarada loo dhiibayo  Dhagayso

C/qaadir Hindi  Dhagayso

Barde-cad oo faahfaahinaya xadgudubka qaar kamida dadka reer Puntland lagu hayo kuwaasoo ku abtirsada beesha Ogaadeen Dhagayso

Su'aashii Deeqo Jabriil Dhagayso

Shamhaad oo su'aal waydiinasa Wasiirka ay islaheed lamawaydiin wali Dhagayso

Eerkalo oo su'aal mar labaad usoo noqday Dhagayso

Gabogabdii waxaa hadlay Xildhibaan Faadumo Daahir  Dhagayso

Doowo Jawiga Xaflada iyo Sawiradii oo dhan

Daawo swirada Qaybtooda 2aad

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com