shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak Dhamaantiin; Kulu Caamun Wa Antum Bikhayr. 

(Ceegaag,  November 27,  2009 Ceegaag Online)

Dhamaan Ummada Islaamka gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed ee Muslimiinta meelkaste oo ay dunida ka joogaan Maamulka  iyo Shaqaalaha Shabakada Warbaahinta ee Ceegaag Online waxa ay idiin rajeynayaan in aad Sanadkan Kiisa kale ku gaartaan caafimaadqab, Cibaado Suuban iyo Camal Saalix ah.

Kulu Caam Wa Antum Bikhayr.


 

webmaster@ceegaag.com