shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meher: Cumar Xasan Bootaan & Huda Cabdi Cawad oo meherkoodu ka dhacay Maagalada Laascaanod.

(Laascanod,  November 30,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa maalinimadii shalay ee Bisha November 29, 2009 ahayd Magaalada Laascaanod ee Xarunta Gobolka Sool, meherkoodu ka dhacay Cumar Xasan Bootaan iyo Huda Cabdi Cawad, hadaba waxaa Hambalyo nasoo gaadhsiiyay dhamaan Qoysaska & ehelada Lamaanaha is guursaday waxayna leeyihiin aqal galkiina ku gaara bashbash & Barwaaqo.

Dhamaan Dadka hoos ku qoran ayaa udiraya Hambalyo.

1.Aabe Cabdi maxamed cawad
2.hooyo Amina cali jamac
3. Cilmi x. xirsi & marwadiisa koos cali jamac & caruurtooda
4. Cabdi wahaab jacam dheere & xaaskiisa haweeya cali jamac & caruurtooda
5. mursal x. xirsi & xaskisa nadiifo cali jamac & caruurtooda
6.maxamed cabdi  cawad & xaskisa  farhiya maxamed obsiiye & caruurtooda
7.sharmaake cabdi cawad
8.ikraan cabdi cawad
9.ifraax cabdi cawad & odaygeeda xasan yuusuf diiriye
10.maxamuud cabdi cawad
11.Axmed cabdi cawad
12.maxamed axmed cawad
13.faadumo axmed cawad
14.cabdi qani axmed cawad  & dhamaan  qoyska reer maxamed cawad & reer cali jamac
15.Fadumo xasan umal
16.cabdi maalig maxamed warsame
17.kiin maxamed warsame
18.Axmed cali jamac
19.Farax cali jamac
20.Ayeeyo caasha nuur cabdi
21.Awoowe xasan jamac
22.safiya xasan jamac & caruurteeda
 
Dhamaan dadkaas oo kala jooga Somalia, Sweden, Uk, USA , Ethiopia, waxay hanbalyo & bogaadin aan lasoo koobi karin udirayaan
Mudane Cumar Xasan Bootaan & Marwadiisa Huda Cabdi Cawad oo maher koodu ka dhacay taariikhdu markay aheed November 29, 2009 magaalada laascaanood Somalia waxaan ugu duceenenaa ducadii rasuulka (scw) ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

    ********************************************************************************************

Sidoo kale waxaa Hambalyo diraya.

1.Aabo xasan maxamed bootaan
2.hooyo sureer farax cumar
3.c/laahi xasan maxamed bootaan
4.cabaas xasan maxamed bootaan
5.ibraahim xasan maxamed bootaan
6.sahra xasan maxamed bootaan
7.faadumo xasan maxamed bootaan
8.ifraax xasan maxamed bootaan
9.maryan xasan maxamed bootaan
10.hodan maxamed saleebaan bootaan

11.haykal maxamed saleeban bootaan
12.axmed maxamed saleebaan bootaan
13.siciid maxamed saleebaan bootaan
14.yuusuf maxamed saleebaan bootaan
15.ayaan maxamed saleeban bootaan
16.ifraax maxamed saleebaan bootaan
17.axmed muuse bootaan
18.yuusuf maxamed bootaan
19.bashiir maxamed bootaan
20.aadan maxamed bootaan
21.axmed deeq maxamed bootaan
22.cali maxamed bootaan
23.mukhtaar maxamed bootaan
24.qoorgaab maxamed bootaan
25.cismaan saleebaan bootaan
26.daa,uud saleebaan bootaan
27.c/rashiid saleeban bootaan
28.maxamed saleeban bootaan
29.maxamuud saleeban bootaan
30.ciise bootaan aadan
31.cali bootaan
32.ciise bootaan cismaan & dhamaan reer bootaan dhakaar  
 
Dhamaan dadkan oo kala jooga SOMALIA, USA, SWEDEN , UK, waxay hanbalyo & bogaadin udirayaan 
Mudane Cumar Xasan Bootaan & Marwadiisa Huda Cabdi Cawad oo maher koodu ka dhacay magalada laascanood
Waxay Ilaahay uga baryeyaan Cumar & Huda inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano. Aamiin Aamiin Aamiin 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com