shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Saxaafada wadankan Maraykanka Qaarkeed oo durdaba bilaabay inay fidiyaan dacaayodo raqiisa oo wax loogu dhimayo Jaaliyada Soomaalida reer Maraykan.

(St. Paul,MN  November 28,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa isbuucii lasoo dhaafay lala gaafwareegayay ciyaal, ciyaalo suuqiin ah oo soo bandhigay heerka akhlaaqda ay ka taagan yihiin, ku waa soo aad wax ugu dhimay amaanka magaalada St. Paul, MN iyagoo ku gardaroonayay dadka shacabka ah ee kasoo hor baxayay iyada oo aan wali la hubin in dadkan lagugardaroonayay yihiin kuwo kula socda arinta ay sameenayeen iyo in kale.

Arinta layaabka leh ee durdaba soobaxasa ayaa ah in lagu daabaco ama nashaashada layska arko qaarkeed durdaba arintaa ka dhigeen Soomaali Islaamiyiin ah oo dadka masiixiga Maraykan daan daan sanaya si culays loo saaro dadka Soomaaliyeed.

Arintan ayaa kadhigan Allow sahan amuuraha libaax seexdaybay niman salaaxeene waayo Jaaliyada Soomaaliyeed ayaana marnaba aqabali doonin in Sumcadooda sidaa dhulka loogu jiido oo arin la xiriirta Ciyaal, Ciyaalo suuqeenaya in loo badalo oo si dadban laagu yidhaahdo shacabka Maraykanka masiixiyiinta ah,  ku xad gudba Soomaalida iyagaa bilaabay xadgudubkee.

Waxaan uga diganaa dhamaan warbaahinta siiba nashaashada layka arko  ee ay ka midka tahay (http://vodpod.com/watch/2564174-somali-muslims) iyo kuwa lahalmaala,  inaysan la heer noqon  Radio Free Rwanda.

www.ceegaag.com


 

webmaster@ceegaag.com