shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ururka Badbaadada Ogaden  ee reer Boston oo ka qayb galay banaabax lagu ka shifayay dagaalka dahsoon ee cidhib jarida ah ee lagu hayo Soomaali Galbeed.

(Boston,  Oct  18,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa farasmagaalaha Boston ka dhacay mudaaharaad aad u balaadhnaa oo nabadeed oo dadka reer Boston ku mudaaharaadayeen cadaalad darada camimtay dunida guudkeeda.

Mudaaharaadka ayaa waxay Soomaalida reer Boston ku soo bandhigeen Dagaalka dahsoon ee dabargaynta ah ee taliska ka aramiya Adis-Ababa ku hayo Soomaalida ku dhaqan Galbeedka Soomaaliya dhulka  loo yaqaano Ogaadeeniya.

Mudaaharaadkaa ayaa  waxaa hormood u ahaa  www.SaveOgaden.org   dhalinyaradaa oo daboolay doorka uga aadanaa (cadaalad u raadinta dadka ku dayacan dunidan guudkeeda) Soomaalida  reer Boston.

www.SaveOgaden.org 

webmaster@ceegaag.com