shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Cabdi Mayax  Cali-yare (Cabdi hunle) oo ku geeryooday Magaalada Ceegaag

(Ceegaag,  September 12,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa daqiiqado ka hor ku geer yooday magaalada Ceegaag Cabdi Mayax Cali Cabdi-hunle oo ka mid ahaa odoyada ruugcaadaadka ah ee magaalada Ceegaag.

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Ceegaag ayaa tacsi u diraya dhamaan reer Mayax Caliyare meel kasta oo ay joogaan. Gaar ahaan xaliimo Mayax Cali-yare oo saacado gudohood wiilkeeda iyo walaal keed ku kala geer yoodeen Tuulada Sararawayne iyo Magaalada Ceegaag.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com