shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Waa ayo hantiilayaasha caalamka ugu maal qabeesan!

   (W.Ameerika, September 03,  2009 Ceegaag Online) 

 

Jariirada Forbes oo ka soo baxda dalka Maraykanka kana faaloota arrimaha Dhaqaalaha ayaa toddo­baadkan shaacisay Liiska dadka ugu qanisan caalamka Maanta, waxaana ugu horreeyay Malqabeeenka Shirkadda Barnaaijyadda Computer-ka soo saarta ee Microsoft Bill Gates, Waxaana uu Haystaa 40 Bilyan oo Dollar, inkastoo uu Khasaaray 18 Bilyan oo Dollar, waxaana Kaalinta Labaad #2 ku Jira Warre Buffet oo Haysta 37 Bilyan oo Dolaar, waxaana Kaalinta saddexaad #3 Ku jira Carlos Slim Helu oo wadanka Mexico u dhashay.

Tiradda Maalqabeenada/Bilyaneeradda adduunka oo Sanadkii Hore ahaa 1,125 793 ayaa sanadkan waxay noqdeen 793, waxaana saameeyay Dhibaatooyinka dhaqaale ee maanta Caalamka ka jira, Dhinaca Carabta kaalinta 22aad waxaa galay Malqabeenka reer sucuudi Arabia ee lagu magacaabo Alwaleed Bin Talal Alsaud oo haysta Addun dhan 13.3 Bilyan

 

N#

MAGACA

DHALASHADA

DA’DA

HANTIDA/BILYAN

WADANKA

1

William Gates III

United States

53

$40.0

United States

2

Warren Buffett

United States

78

37.0

United States

3

Carlos Slim Helu & family

Mexico

69

35.0

Mexico

4

Lawrence Ellison

United States

64

22.5

United States

5

Ingvar Kamprad & family

Sweden

83

22.0

Switzerland

6

Karl Albrecht

Germany

89

21.5

Germany

7

Mukesh Ambani

India

51

19.5

India

8

Lakshmi Mittal

India

58

19.3

United Kingdom

9

Theo Albrecht

Germany

87

18.8

Germany

10

Amancio Ortega

Spain

73

18.3

Spain

11

Jim Walton

United States

61

17.8

United States

12

Alice Walton

United States

59

17.6

United States

12

Christy Walton & family

United States

54

17.6

United States

12

S Robson Walton

United States

65

17.6

United States

15

Bernard Arnault

France

60

16.5

France

16

Li Ka-shing

Hong Kong

80

16.2

Hong Kong

17

Michael Bloomberg

United States

67

16.0

United States

18

Stefan Persson

Sweden

61

14.5

Sweden

19

Charles Koch

United States

73

14.0

United States

19

David Koch

United States

68

14.0

United States

21

Liliane Bettencourt

France

86

13.4

France

22

Prince Alwaleed Bin Talal Alsaud

Saudi Arabia

54

13.3

Saudi Arabia

23

Michael Otto & family

Germany

65

13.2

Germany

24

David Thomson & family

Canada

51

13.0

Canada

 www.ceegaag.com


 

webmaster@ceegaag.com