Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuloburde
Buurhakaba
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Deegaan News
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Golkhatumo
Gedonet
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
WardheerNew
Widhwidh

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xargaga.com
Xuddun news
 
 

shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 


Garaadka Guud ee Beelwaynta Dhulbahante oo Soo wada Booqday Dhamaan Goobaha Ganacsiga Soomaalida Boston

Waxaa maanta oo talaado ah bishinatahay shanta December 12/05/2006  booqasho ku wada tagay dhamaan goobaha ganacsiga Soomaalida Boston, garaadka guud ee beelwaynta Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac. Garaadku markuu goobahaa tagay waxaa ku soo wada dhaweeyay mulkiilayaashii ganacsatada iyaga oo aad uga mahad celiyay sida xushmada iyo qadarinta leh ee Garaadkoodu u soo booqday, iyagoo oo yidhi Garaad dhamaantayo garaadbaad noo tahee dhulbahante uun Garaad umatihid.

Garaad Jaamac ayaa u wada duceeyay dhamaan goobaha ganacsiga isaga oo kuwada lahaa "Illaahay haydiin Barakeeyo, Illaahay haydiin Siyaadiyo" waxaa kale oo garaadku saluugay iyada oo aayna jirin Iskuulaad u gaara Soomaalida oo ay caruurtooda wax ku bartaan kulana socdaan akhlaaqdooda, iyo tacliimintooda, isga oo ku nuux nuux saday in loo baahan yahay in soomaalidu midoobaan si ay wax u wada qabsadaan, Garaadku wuxuu shacabku ku waaninayay inay xasuustaan  inaysan Soomaaliya joogin, Qabiil hebel na ayna kala noqon karin, loobaahanyahay inay isku xirmaan si ay wax u noqdaan, Garaadku wuxuu yidhi "shaqsigii shaqsi diidan danta guud haka raaco".

Daawo Sawiradii

Daawo Qaynta 2aad

 

Copyright 2006 Ceegaag Online